Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

0
Thursday October 19, 2017 - 01:22:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1609
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

    Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiro iyo Masuuliyiinta sar-sare ee Xisbiga Kulmiye oo Madaarka Hargeysa kusoo Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur Aaman (Daawo Sawiirada)

Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Kulmiye ee Dalka Canada Marwo Layla Nuur Amaan, oo Maanta kusoo Guryo-noqtay dalkeeda Hooyo, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Madaarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, iyadoo ay halkaas kaga hortageen masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Xukuumadda Somaliland, madaxda Xisbiga tallada haya ee Kulmiye iyo sidoo kale Taageerayaal tiro badan, kuwasoo kusoo dhoweeyey gacmo furan.

Ugu horayn waxa Gudoomiyaha garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur, weedho soo dhoweyn ah kusoo dhoweeyey Wasiirka Ganacsiga Dr. Cumar Shacayb, Fanaanada Nimco Degen, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maraynkanka Marwo Nuura Weris, Hal-door Marwo Luul Xasan Mataan, haween tiro badan oo ka socday garabka haweenka Kulmiye, Siyaasiyiin, Sullaadiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, kuwasoo sitay boodhadh waaweyn oo lagu soo xardhay soo dhoweynta Marwo Layla Nuur.

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Kulmiye ee Canada, waxay bulshada qaybaheeda kala duwan uga mahad-celisay soo dhoweynta ay ku qabaileen iyo sidoo kale waqtigooda ay siiyeen, waxanay daboolka ka qaaday inay dalka u timmi sidii ay doorkeeda uga ciyaari lahayd oloolaha doorashada Xisbiga Kulmiye gelaayo, iyadoo tilmaamtay inuu guul gaadhi doono Xisbiga Kulmiye mar labaadna talada dalka kusoo noqonaayo.

Daawo Sawiirada Soo dhoweynta Gudoomiyaha garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye ee Canada Marwo Layla Nuur.

Image may contain: 7 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: 2 people, sunglasses and closeupImage may contain: 1 person, sunglassesImage may contain: 3 people, sunglassesImage may contain: 2 people, people smiling, sunglassesImage may contain: 7 people, people smiling, people standing


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured