Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

0
Thursday October 19, 2017 - 00:48:24 in Wararka by
  • Visits: 1201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

    Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiiro iyo Masuuliyiin Tiro badan oo Madaarka Hargeysa kusoo dhoweeyey Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Aadan Shiine oo Dalka Dib ugu soo Laabtay (Daawo Sawiirada Soo Dhoweynta)

Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Md. Aadan Muuse Cilmi (Aadan Shiine), oo kasoo laabtay safar uu muddo gaaban ugu maqnaa dalka Uk, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyey Madaarka caasimadda Somaliland ee Hargeysa, iyadoo ay halkaas kaga hortageen masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan Xukuumadda SomalilImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and outdoorand, madaxda Xisbiga tallada haya ee Kulmiye iyo sidoo kale Taageerayaal tiro badan, kuwasoo kusoo dhoweeyey gacmo furan iyo kal fur-naan.

Ugu horayn waxa Gudoomiyihii hore Degmada Wajaale Md. Aadan Muuse Cilmi (Aadan Shiine), waxana madasha soo dhoweynta weedho soo dhoweyn ah kusoo dhoweeyey Wasiirka Ganacsiga Dr. Cumar Shacayb, Fanaanada Nimco Degen, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Maraynkanka Marwo Nuura Weris, Hal-door Marwo Luul Xasan Mataan, haween tiro badan oo ka socday garabka haweenka Kulmiye, Siyaasiyiin, Sullaadiin iyo bulshada qaybaheeda kala duwan, kuwasoo sitay boodhadh waaweyn oo lagu soo xardhay soo dhoweynta Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Md. Aadan Muuse Cilmi (Aadan Shiine).

Gudoomiyihii hore ee Magaaladda Wajaale, Md. Aadan Shiine, ayaa si weyn ugu mahad-celiyey soo dhoweyntii caqiibada lahayd ee Bulshada qaybaheedda kala duwani kusoo dhoweeyen madax iyo min-jo, waxanu Cod dheer ku sheegay Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Md. Aadan Muuse Cilmi (Aadan Shiine) inuu dalka u yimi sidii uu guul ula baadi-goobi lahaa Xisbigiisa Kulmiye, isla markaana waxa uu toosh ku qabtay inaanu jirin Xisbi u baabac dhigi karaa kooda Kulmiye.

Daawo Sawiirada soo dhoweynta Maayirkii hore ee Magaaladda Wajaale Md.Aadan Shiine.Image may contain: 2 people, outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoorImage may contain: 3 people, people standing and outdoor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured