War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...

0
Tuesday October 17, 2017 - 17:53:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2009
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...

    War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah Sarkaal ka Tirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Iska Casilay Xilkii iyo Xubinimadii, Kuna Biiiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani...
Hargeysa(Xogreebnews.com)-Cabdilahi Axmed Carshe oo ahaa Cheif Borotocoolka Wasaaradda Duulista iyo hawada, isla markaana ahaa sarkaal aad u firfircoon oo lahaa shaqsiyad wanaagsan, ayaa Maanta iska casilay shaqadii Wasaaradda Duulista iyo hawada, sidoo kalena waxa uu ku biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani. Sidaasna waxa uu ku sheegay qoraal uu ku baahiyey bartiisa Facebook, kaasoo u dhignaa sidan.
"..Waxaan ku biiray dhinaca siyaasada maanta laga bilaabo ma ahaan doono civil service, waxaan salaamayaa dhamaan madaxdaydii aan soo wada shaqaynay ee Wasaarada Duulista Hawada.
Waxaan si gaara ugu mahadnaqayaa wasiirka Duuliista Mudane, Farxaan Adam Haybe oo ah wasiir runtii aanu aad saaxib u ahayn shaqo wanaaga ku suntan.
Sidoo kale waxaan mahadnaqayaa maamulka madaarka saaxibkay Maxamuud Yusuf Ismaacil maamulaha madaarka maamule kuxigeenka Maxamed xuseen jaamac iyo dhammaam masuuliyiinta kale.
Maanta laga bilaaabo waxaan ku biiray siyaasada waxaana taageerayaa xisbiga Wadani, guul baan u rajaynayaa xisbiga Wadani,  waana xisbiga aan odhan karo dhibta maanta jirta isaga yaa dalka ka saari kara..". 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured