GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...

0
Monday October 16, 2017 - 21:02:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1395
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...

    GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GUDOOMIYE KU XIGEENKA XISBIGA KULMIYE EE GERMANY OO TACSI U DIRAAY SHACABKA MUQDISHO TAALANA U SOO JEEDIYAAY BULSHAADA SOMALILAND IYO XISBIYAADA SOMALILAND...
Waxaan halkan tacsi balaadhan uga dirayaa shacabka Somalia, gaar ahaaaneed reer Mugdisho falkii foosha xumaa ee ay gaysteen cawaan aan u naxayn dad iyo daltoona. Illahay haw wada naxariisto dadka halkaas ku geeryooday dadkoodiina Samir iyo imaan haka siiyo.
Waxaan halkan baaq ugu dirayaa dadka caqliga u saaxiiba ee reer somaliland, maanta waxa tusaale inoogu filan waxa xamar ka dhacay. Nabada, isku tiirsanaanta, isku hogaansanka, qabyaalada oo la dabar tiro waxay asaas u tahay nolosha dadka iyo nabad waarta. Waxaan idin leeyahay aynu nabadeena ilaashano, oo iska dayno nin jeclaysiga iyo qolo qolo riixa. Illahay aynu ku shugrino oo nabada ay walidkeen ku gamayaan u adkayno illahay ka sokii. Ninkastoow ogow doorashada hada soo socota inshallah nin ayuu illahay taash saaray oo uu calaf ugu daray waxaynu wadnaa waa dadaal uune, kii illahay u calfaba anigu hanbalyaan leeyahay oo waxa iiga muhiimsan kaan u ordaayo inuu guulaysto waa qaranimada somaliland. Taas hadii la waayo kii soo baxaaba yuu xukumi? Cidna. Dhalinta waa nolosha dal kastaaba ku dhisan yahay ee dhalineey aynu gacmaha is qabsano oo nin dantiisa aynu ka hor marino danta dadkeena iyo dalkeena barakaysan.
Abdiraxaman Hassan Ali Hayste
Wabilaahi tawfiiq



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured