QOYSKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO (1.300.000 $) SI SHARCI DARO AH UGALA BAXAY KHASNADA BANKIGA DHEXE EE SOMALILAND IYAGOO ISTICMAALAYA MAGACA NIN GANACSADE AH.

0
Tuesday May 28, 2013 - 19:18:13 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1278
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    QOYSKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO (1.300.000 $) SI SHARCI DARO AH UGALA BAXAY KHASNADA BANKIGA DHEXE EE SOMALILAND IYAGOO ISTICMAALAYA MAGACA NIN GANACSADE AH.

    Warar Rasmiya oo Somaliland citizen ka heshay xaruunta dhexe ee Bankiga Dhexe ee Somaliland ayaa iftiimiyey jiritaanka lacag dhan hal milion iyo sadex boqol oo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar Rasmiya oo Somaliland citizen ka heshay xaruunta dhexe ee Bankiga Dhexe ee Somaliland ayaa iftiimiyey jiritaanka lacag dhan hal milion iyo sadex boqol oo QOYSKA MADAXTOOYADA SOMALILAND OO (1.300.000 $) SI SHARCI DARO AH UGALA BAXAY KHASNADA BANKIGA DHEXE EE SOMALILAND IYAGOO ISTICMAALAYA MAGACA NIN GANACSADE AH.
Warar Rasmiya oo Somaliland citizen ka heshay xaruunta dhexe ee Bankiga Dhexe ee Somaliland ayaa iftiimiyey jiritaanka lacag dhan hal milion iyo sadex boqol oo kun oo doolar( 1.300.000 $) oo khasnada bankiga ay kala baxday Marawada Koowaad ee dalku Marwo Amina Weris,iyadoo lacagtaasi lagu qaatay magaca ganacsade reer somaliland ah oo ayna shabakadani citizen jecleyn in ay shaaciso.


Saraakiisha Bankiga ee aanu warkani ka helay oo aan jecleyn in magacooda la xuso ayaa sheegay in lacagtaasi markii ay marwada Amina Weris qaadanaysey uu la socday Wasiirka Arrimaha debeda ee Somaliland Dr.Maxamed Cabdilahi Cumar oo markaasi u diyaar ahaa safar uu ku aadayo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Somalilandcitizen



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured