Guddiga guud ee Beelweynta Gaashaanbuurta Axmed Faarax Oo Nidar ku Maray Inaan Codkooda Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi Cidi la Qaysan Doonin, Xisbiga Wadani-na uga dhaartay iyo Madal Kulmisay Hoggaanka Kulmiye, Wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasiyiin Ruug-cadaayo ah...Daawo Sawiirada.

0
Wednesday September 27, 2017 - 02:15:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1796
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga guud ee Beelweynta Gaashaanbuurta Axmed Faarax Oo Nidar ku Maray Inaan Codkooda Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi Cidi la Qaysan Doonin, Xisbiga Wadani-na uga dhaartay iyo Madal Kulmisay Hoggaanka Kulmiye, Wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasiyiin Ruug-cadaayo ah...Daawo Sawiirada.

    Guddiga guud ee Beelweynta Gaashaanbuurta Axmed Faarax Oo Nidar ku Maray Inaan Codkooda Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi Cidi la Qaysan Doonin, Xisbiga Wadani-na uga dhaartay iyo Madal Kulmisay Hoggaanka Kulmiye, Wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasiyiin Ru

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddiga guud ee Beelweynta Gaashaanbuurta Axmed Faarax Oo Nidar ku Maray Inaan Codkooda Murashaxa Kulmiye Muuse Biixi Cidi la Qaysan Doonin, Xisbiga Wadani-na uga dhaartay iyo Madal Kulmisay Hoggaanka Kulmiye, Wasiir Cali Mareexan iyo Siyaasiyiin Ruug-cadaayo ah...Daawo Sawiirada.

Hargeysa(Xogreebnews)-Guddiga guud ee beelweynta Gaashaanbuur Axmed Faarax, Cuqaasha , Xildhibaanada iyo nin-garboodka beelweynta Axmed Faarax Nuux ayaa kulan balaadhan la qaatay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE ahna Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo ay weheliyaan xubno sarsare oo ka tirsan hoggaanka Xisbiga KULMIYE.

 

 

 

Cuqaashada iyo Guddiga Guud ee Gaashaanbuur Axmed Faarax ayaa balanqaaday inay beeshu cod iyo cududba la garabtaagan yihiin Murrashaxa Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi isla markaasna aan wakhtigan laga filayn inay xisbi kale ku doorsadaan xisbigii ay aasaaskiisa lahaayeen.

 

 

 

Xildhibaanadda beelweynta Axmed Faarax Nuux ayaa si balaadhan u shaaciyay in ay ka xildhibaanno ahaan ay diyaar u yihiin inay safka hore ka galaan Ololaha Xisbiga KULMIYE ee doorashada soo socota .

 

 

 

Wasiirka Hawlaha guud iyo guriyaynta Cali Xasan Maxamed ayaa u mahadceliyay odayaasha iyo waxgaradka iyo dhalinyaradda beelweynta gaashaanbuur Axmed Faarax , waxaanna uu wasiirku ku amaanay beelweynta midnimada iyo isku duubnida.

 

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi , Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga KULMIYE Maxamed Kaahin Axmed, Wasiirkii hore ee Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Siyaasi Cabdilaahi Bakayle uga mahadnaqay odayaasha iyo Waxgaradka sidii ay u taageereen Xisbiga KULMIYE doorashooyinkii hore isla markastaana ay wakhtigan kalsooni buuxda ku qabaan beeshani.

 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 
 

Image may contain: 14 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 17 people, people standing and indoorImage may contain: 20 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 19 people, indoorImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 2 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 5 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: 4 people, people sittingImage may contain: one or more people, crowd, wedding and indoorImage may contain: one or more people, people sitting, table and indoorImage may contain: 6 people, people sitting and shoesImage may contain: 6 people, people sittingImage may contain: 1 personImage may contain: 14 people, people sitting, shoes and indoorImage may contain: 12 people, people sittingImage may contain: 6 people, people sitting and indoorImage may contain: 4 peopleImage may contain: 1 person, on stage and indoorImage may contain: 5 people, people smiling, people sittingImage may contain: 7 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, wedding and indoor

 

Image may contain: 8 people, people sitting and indoorImage may contain: 8 people, people sitting and indoorImage may contain: 5 people, people sitting and tableImage may contain: 13 people, indoorImage may contain: 10 people, people sitting and indoorImage may contain: 1 personImage may contain: 1 person, beard and phoneImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 2 people, people smiling, people sitting and beardImage may contain: 1 personImage may contain: 6 people, people sitting and indoor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured