War Deg-deg ah: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raaji-cuuun Ilahay ha u Naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa Caawa ku Geeriyooda Dalka Hindiya....

0
Wednesday September 27, 2017 - 01:21:50 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raaji-cuuun Ilahay ha u Naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa Caawa ku Geeriyooda Dalka Hindiya....

    War Deg-deg ah: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raaji-cuuun Ilahay ha u Naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa Caawa ku Geeriyooda Dalka Hindiya....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Inaalilahi Waa Inaa Ileyhi Raaji-cuuun Ilahay ha u Naxariistee Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle ayaa Caawa ku Geeriyooda Dalka Hindiya....
Hindiya(Xogreebnews)-Wararka naga soo gaadhaya dalka Hindiya, ayaa sheegaya inuu halkaa ku Geeriyooday Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle oo ahaa Xildhibaan ka tirsan golaha Baarlamaanka Somaliland.
Alla ha u naxariistee Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle, ayaa xaalad Caafimaad dhowaan u tagay Dalka Hindiya, ilahay naxariistii Janno haka Waraabiyo Xildhibaanka ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxayna samiir iyo iiman haka siiyo. Bahda Shabakadd Xogreebnews, waxay shacabka Somaliland, ehelladii iyo qaraabadii uu ka baxay iyo golaha Baarlamaanka Tacsiyadeynaysaa geerida naxdinta leh ee Marxuum Cabdiraxmaan Talyanle. Ilahay naxariistii Janno haka Waraabiyo ehelka iyo caruurtiisina Samir iyo Iiman haka Siiyo, inaalilahi waa Innaa Ileyhi Raajicuun



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured