Maareeyaha Dekedda Berbera oo si rasmi ah Saaka Ula Wareegay Xilkii Laanta Faraca-dekedda ee Somaliland...Daawo Sawiiradda.

0
Saturday September 23, 2017 - 17:54:38 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyaha Dekedda Berbera oo si rasmi ah Saaka Ula Wareegay Xilkii Laanta Faraca-dekedda ee Somaliland...Daawo Sawiiradda.

    Maareeyaha Dekedda Berbera oo si rasmi ah Saaka Ula Wareegay Xilkii Laanta Faraca-dekedda ee Somaliland...Daawo Sawiiradda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeyaha Dekedda Berbera oo si rasmi ah Saaka Ula Wareegay Xilkii Laanta Faraca-dekedda ee Somaliland...Daawo Sawiiradda. Berbera(Yool)-Maareeyaha cusub ee Dekedda Berbera Md. Siciid Xasan Cabdilahi, ayaa maanta xilkii si rasmiya ula wareegay. Maareeyaha Dekedda ayaa masuuliyiintii xil-wareejinta ka qaybgashay uga mahad-celiyey iyo Bulshada. waxanu yidhi.

".Waxaan saaka si rasmi ah ugula wareegay Walalkay Maareeyihi Hore Ee Dekedaha Somaliland(SPA) Mudane Axmed Yusuf Dirir Xilka Maareeyaha Dekedaha Somaliland Ee Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland H.E Ahmed Mohamed Mohamoud Siilaanyo ii magacaabay Todobaadkii Hore.


Mahadnaq balaadhan baan u celinayaa Madaxda Heer Gobol iyo Heer Degmo,Wasiirada,Xildhibaanada,Maareeye Xigeenka Dekeda iyo Salaadiinta igala soo qayb gashay Xaflada Xilwareejinta.
Xaflada Xilwareejinta Ka dib Waxaansoo kormeeray Dhismaha Cusub Ee loo dhisaayo Maamulka Dekeda Berbera.
Waxaan ku dadaali doona inaan is badal la taaban karo kuso kordhiyo mudada aan joogo Dekeda Hadii alle idmo".

halkan hoose ka daawo Sawiiradda.

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people sitting and indoorImage may contain: 6 people, people standingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 4 peopleImage may contain: 4 people, people smiling, outdoorImage may contain: one or more people and people standing




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured