War deg-deg ah: Rabshado iyo Mudaharaad lagu Qaabiley Wafti Xisbiga Waddani Degmada Dila, Dhaawaca iyo Khasaaraha ka Dhashay Is-rasaaseyn Hadheysay Waftiga iyo Fadeexadaha soo dhoweyntii bisha laga shaqeynaayey la kowsatay....

0
Thursday September 21, 2017 - 14:53:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2894
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Rabshado iyo Mudaharaad lagu Qaabiley Wafti Xisbiga Waddani Degmada Dila, Dhaawaca iyo Khasaaraha ka Dhashay Is-rasaaseyn Hadheysay Waftiga iyo Fadeexadaha soo dhoweyntii bisha laga shaqeynaayey la kowsatay....

    War deg-deg ah: Rabshado iyo Mudaharaad lagu Qaabiley Wafti Xisbiga Waddani Degmada Dila, Dhaawaca iyo Khasaaraha ka Dhashay Is-rasaaseyn Hadheysay Waftiga iyo Fadeexadaha soo dhoweyntii bisha laga shaqeynaayey la kowsatay....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Rabshado iyo Mudaharaad lagu Qaabiley Wafti Xisbiga Waddani Degmada Dila, Dhaawaca iyo Khasaaraha ka Dhashay Is-rasaaseyn Hadheysay Waftiga iyo Fadeexadaha soo dhoweyntii bisha laga shaqeynaayey la kowsatay....
Dila(Xogreebnews.com)-Wararka laga helayo gobalka awdal, ayaa sheegaya inay Rabshado hadheeyeen wafti Xisbiga Waddani oo maanta filaayey in lagu soo dhoweeyo Magaaladda Borama iyo deegaanada jiidda isku xidha Hargeysa iyo Borama.
Rabshadaha ayaa sababay dhaawaca dhowr qof iyo is rasaaseyn ka dhacday, kaddib markii dad gadoodsani ku mudaharaadeen waftiga Xisbiga Wadani oo maraayey Degmada Dila.
Geesta kale, Rabshadaha iyo mudaharaadka lagu qaabiley Xisbiga Wadani, waxa uu sababay khasaare lexaad leh oo iskugu jiray dhimasho iyo dhaawac iyo hanti... La soco qaybaha dambe.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured