War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Xilal iyo magacyada masuuliyiinta Cusub, halka ay ka hawgeli doonaan

0
Wednesday September 20, 2017 - 04:39:57 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1882
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Xilal iyo magacyada masuuliyiinta Cusub, halka ay ka hawgeli doonaan

    War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Xilal iyo magacyada masuuliyiinta Cusub, halka ay ka hawgeli doonaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Xisbiga Kulmiye oo Magacaabay Xilal iyo magacyada masuuliyiinta Cusub, halka ay ka hawgeli doonaan
Jermany(Xogreebnews)-XISBIGA  KULMIYE LANTA GERMANY,
REF/XIS/KUL/GER/42                                                                                                                Taariikh: 19/9/2017
Ku:Yusuuf Mohamed Xirsi 
Ku: Rashiido Saleeban Jamac 
Ku: Maxamed Haibe yasiin 
Ku:Nasiir Ali ibrahiim 
Ku: Abdirahamn Ahmed Ali Xaaji 


OG: Taageerayaasha L/Xisbiga KULMIYE Germany.
OG: Hogeenka Guud ee  Laanta Germany Xisbiga KULMIYE. 
OG: Hogaanka Xisbiga KULMIYE ee Qaarada yurub

OG: G/xigeen Abdiraxaman Hassan Cali Hayste 

OG: Hogaanka Guud ee Xisbiga KULMIYE Hargeysa. 
 Ujeedo: Magacaabis Xilal Cusub.
1) Yusuuf mohamed Xirsi 
Afhayeenka guud ee Xisbigaa KULMIYE Germany,

2) Rashiido Saleebaan Jamac 
Gudoomiyaha Guud ee Garabka Haweenka  Xisbiga Kulmiye ee Germany,

3) Mahamed Haibe Yasiin 
Xoghayaaha Abaabuulka iyo Wacyi Galinta Xisbiga KULMIYE Germany,

4) Nasir Ali Ibrahim 
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarda 
Ee Xisbiga KULMIYE Germany,
5) Abdiraxaman Ahmed Ali Haaji 
Gudoomiyaha Gobalka Niersachsen Ee Germany,

Waxaan Alle idiinka baryayaa inuu Xilkaa laydiin doortay idinku asturo oo idiina fududeeyo idinkana dhigo  kuwii dalkooda iyo Xisbigoodaba gaadhsiiya guul iyo horuumar. 
 
Wabilaahi tawfiiq
Gudoomiyaha Guud ee Laamaha Xisbiga KULMIYE Germany
Mudane Colaad Ahmed Cali


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured