Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Saaxil Madia Develoment Organization Oo Eedo Culus Ujeediyay Haayada CREATIVE Ee Bixisa Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka Somaliland Oo Cid Gaara Mashaariicda Siisa

0
Monday September 18, 2017 - 21:58:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 831
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Saaxil Madia Develoment Organization Oo Eedo Culus Ujeediyay Haayada CREATIVE Ee Bixisa Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka Somaliland Oo Cid Gaara Mashaariicda Siisa

    Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Saaxil Madia Develoment Organization Oo Eedo Culus Ujeediyay Haayada CREATIVE Ee Bixisa Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka Somaliland Oo Cid Gaara Mashaariicda Siisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Suxufiyiinta Gobolka Saaxil Ee Saaxil Madia Develoment Organization Oo Eedo Culus Ujeediyay Haayada CREATIVE Ee Bixisa Mashaariicda Wacyigalinta Doorashooyinka Somaliland Oo Cid Gaara Mashaariicda Siisa

Berbera(Xogreebnews)-Ururka Suxifiyiinta Ee Gobolka Saaxil Ee Ku Bahoowday [SAHIL Media Develoment Organasition Ayaaa Wuxuu Ku Eedaynayaa Hay,ada Creative Oo Iyadu Qaadatay Mashaariicda Wacyi Galinta Doorashooyin Mudada Shanta Sano Ee Soo Socda In Aay Cadaalada Daro ka Muujisay Bixinta Mashaariicda Wacyi Galinta ee Xiliga Doorashada Guud Ahaanba Somaliland Xiligan Oo La Guda Galayo Olalaha wacyi galinta Doorashooyinka Madaxtooyada Somaliland Ayaa waxaa Debada Usoo Baxday In Hay,adani[ Creative] Doonayso In Ay Mashruuca Wacyi Galinta Ku Bixinayso Tar Tan La,aan iyo Wax Isdaba Marin , Waxaana Cad In Aanay Samaynin Wax Xayay Siisa Sidii Loogu Tartami lahaa Mashruucaa Wacyi Galinta ee Doorashada Madxatooyada Somaliland Oo Dhici Doonta Nov /13 /2017,

 

Waxaa Hadaba Muuqata In Hay,adani Lumisay Kalsoonidii Ururada [NGO] yada Somaliland Ee Quud Daraynayay In Aay ka qayb Galaan Tartan Xora oo Aay U galaan Mashruucan wacyi Galinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland, Ururka Suxifiyiinta Gobolka Saaxil Waxay Ku Eedaynayaan hay,adan Creative In Aay Hore U Dhaafisay Wacyi Galintii U danbaysay ee Kaadh Qaadshada Urarada Maxaliga Ah Ee Khibrada Uleh Fulinta Wacyi Galinta, Haday Mar Danbe Hay, adani Indhaha Ka Lalisana Aay Adkaan Doonto Wada Shaqaynta Hay,adan iyo Ururada Maxaliga Ah Ee Gobolka Saaxil iyo Guud Ahaanba Hawl Socod Siinta Arimaha Doorashooyinka, Ururka Suxifiyiinta Gobolka Saaxil waxay La Socod Siinayaa Komishinka Doorashooyinka Qaranka Somaliland In Aay Isha Ku Hayaan Qaabka hay,adani U Maamulayso Bixinta Mashaariicda Wacyi Galinta,




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured