Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) oo Taageertay Baaqii Beeshu ay Soo Saartay..

0
Monday September 18, 2017 - 00:57:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) oo Taageertay Baaqii Beeshu ay Soo Saartay..

    Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) oo Taageertay Baaqii Beeshu ay Soo Saartay..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) oo Taageertay Baaqii Beeshu ay Soo Saartay..

Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) oo Taageertay Baaqii Beeshu ay Soo Saartay.

17/9/2017-bisha oo maanta ka beegnay waxa shir weyn oo dhinaca (Video Conference) yeeshay dhamaan qurba joogta beesha Yoonis Jibriil(Ciise Muuse) kala joogta dalalka Yurub,Maraykanka,Aasiya iyo dalalka carabta ayaa waxay soo saareen baaq taageero ah oo u dhigaa sidan:

1: dhamaan qurba joogta beesha Yoonis Jibriil waxay si mug iyo miisaan leh u taageeraysa bayaankii ay soo saartay beeshu ee lagaga tashanayey aayaha beesha

2: qurba joogta beeshu waxay maal iyo maskax la garab taagan yihiin meesha ay ku biirto beesha Yoonis Jibriil Ciise Muuse

3: qurba joogta beeshu waxay qirayaan in xukuumadda siilaanyo aysan xaqqeedii siin beesha Yoonis Jibriil mudadii xukuumadda Siilaanyo Xilka haysay

4: dhamaan qurba joogta beeshu waxay isku raaceen in la dardar geliyo hawlaha siyaasadda iyo ololaha ee xisbiyadda Somaliland isla markaana sida beeshu u taageertay xisbiga WADANI qurba joogtuna u taageersan tahay xisbiga WADANI.

5: qurba joogta beesha Yoonis Jibriil waxay baaq u diraysa dhamaan qurba joogta kale ee walaalaha ah inay garab istaagaan xisbiga WADANI oo ah kan maanta Somaliland badbaadin kara eek ala dabaalan kara mawjadaha ay ka midka yihiin cadaalad darada,musuqa,boobka hantida umadda,qaraabo kiilka iyo maamul xumida ka jirta dalka Somaliland.

Gudoomiyaha Qurba Joogta Beesha Yoonis Jibriil

Deeq Maxamuud Shide

Tel: 0062852-6364-5263

Jakarta/Indonesia

Email:Deeq13@gmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured