War deg-deg ah: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethopia oo ku dhawaaqay inuu Mamnuucay Qaadka Hawaday + Qofkii Lagu Arko Waa Xadhig....

0
Friday September 15, 2017 - 16:06:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 4002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg-deg ah: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethopia oo ku dhawaaqay inuu Mamnuucay Qaadka Hawaday + Qofkii Lagu Arko Waa Xadhig....

    War deg-deg ah: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethopia oo ku dhawaaqay inuu Mamnuucay Qaadka Hawaday + Qofkii Lagu Arko Waa Xadhig....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg-deg ah: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Ethopia oo ku dhawaaqay inuu Mamnuucay Qaadka Hawaday + Qofkii Lagu Arko Waa Xadhig....
Hargeysa(Xogreebnews)-"..Marka kobaad labaad sadexaad anoo ku hadlaya magaca xukumadayda codka shacabka Somalida Itoobiya ka xdshsi waxan tacsi tiiranyo leh udiraya eheladii asaxabti shacabkii Somalida ahaa lagu xasuuqay deegaanada Oromada.
Shacabka DDSI ka Somaliyed waxaan ogaysiinaya maanta laga bilabo cidii lagu arko cunista qaadka hawaday in xabsi ladhigi doono si adagna loola xisabtami doono.Sidaad ogtihin waxaan wali aasayna dadkeenii masakinta ahaa Oromadu kuxasuuqay hawaday ahaana dad ka ganacsan jiray qaadka lana ganacsan jiray qoomiyada Oromada.Ogaada in qaadkii hawaday lasumeyay laguna daray sunta beerka jarjarta wadnahana istaajisa waa siday inoo cadeyen dhakatirteena ku xeel dheer arimaha cafimaadka.qofkii Somali ah ee lagu arko isagoo cunaya qaadka Oromo hawaday waxay kadhigantahay inusan Somali ahayn yahayna Oromo.xaqiiqdii shacabka Somalida itoobiya sidii uu xilka Oromia rwfion xoog kula Waregay Limma Magersa oo ah nin raba inuu dhulkeena Somalida boob ku qaato waxan marti unoqonaynay fawdo an joogsanayn dil dhac hanjabaad nooga imanaysa xaga Oromoda.Waxa hawshan iyana dabada kariixaya UBBO Jawar Mohammed ONAAG&ciyaala suuqinta Qiiroo wasiirka arimaha Dibada itoobiya Workneh Gebeyehu oo doonaya inuu dalka Itoobiya kala jarjaro xidhiidh hoosana laleh Eritrea..". Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somalida Itoobiya Maxamuud Cabdi Cumar.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured