Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Shacab iyo Madaxba Maanta lagu soo dhoweeyey Magaaladda Berbera. "Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya,Maareeyaha Cusub Siciid Xasan Cabdilaahi

0
Wednesday September 13, 2017 - 17:41:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Shacab iyo Madaxba Maanta lagu soo dhoweeyey Magaaladda Berbera. "Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya,Maareeyaha Cusub Siciid Xasan Cabdilaahi

    Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Shacab iyo Madaxba Maanta lagu soo dhoweeyey Magaaladda Berbera. "Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya,Maaree

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Xogreeb Tv: Maareeyaha Cusub ee Dekedda Berbera Siciid Xasan Cabdilahi oo Shacab iyo Madaxba Maanta lagu soo dhoweeyey Magaaladda Berbera. "Waxaan Balan Qaadayaa In Aan Dhameeyo Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada, Idinkuna Iisoo Duceeya,Maareeyaha Cusub Siciid Xasan Cabdilaahi

Maareeyaha Cusub Ee Xukuumada Somaliland Usoo Magacawday Dekada Berbera Saciid Xasan Cabdilaahi Ayaaa Maanta Si Diiran Loogusoo Dhaweeyay Jiida U Dhaxaysa Dacar Budhuq Illaa Berbera

Dadwayne Aad Utiro Badan iyo Boqolaal Baabuur Ayaa  Kasoo galbiyay Duleedka Magaalada Berbera, Waxaa Iyaguna Si Balaadhan Uga Qayb Qaatay Soo Dhawaynta Maareeyaha Cusub Ee Dekada Berbera Masuuliyiinta Gobolka iyo Degmada Berbera

Mareeyaha Cusub Siciid Xasan Cabdilaahi Ayaa Goob Kasta U Degayay dadka Soo Dhaweeyay Isagoo ka Codsnaayay In Aay U Duceeyaan

In Illaalahy Xilkaa Ku Asturo, Mareeyaha Cusub Ayaa Balan Qaaday In Uu ka Hawlgali Doono Cabasho Kasta Oo Taalay Dekada Berbera, Mid Ganacsato, Mid Adeeg, Mid Shaqaale, iyo Mid




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured