War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....

0
Friday September 08, 2017 - 03:10:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5597
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....

    War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Ciidamada Wadanka Turkiga oo Goor-dhoweyd Gudaha u galay Dalka Burma/Myanmar Iyo Jabhadda Muslimiinta Rohinga‬ oo Ka Barbar Dagaalamaya Ciidamada Turkiga....
Istaanbul(Xogreebnews)- Warar lagu kalsoon yahay oo caawa saacadihii dambe Shabakadda Xogreebnews.com ka heshay dalka Turkiga, ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada Turkigu goordhoweyd gadaha u galeen Dalka Barma, iyagoo diffaacaya qoomiyadda Islaamka ah ee Rohaniga ee Isir tirtirka ay ku hayso Xukuumaddaasi.
Sidoo kale, wararku waxay intaa ku dareen in Ciidamada wadanka Turkigu, ay durba bilaabeen dagaal ay la galayaan Xukuumadda BURMA ,  Iyagoo  caawinaya  Jabhadda  Rohiingaha  oo hadda ka  barbar  dagaalamaya  ciidamada  dowlada turkiga.
La soco wixii Warar kasoo Kordhaa.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured