Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Safar Shaqo kasoo Laabtay iyo Wasiirka Duulista oo Is-dhiibay + Maamulihii Madaarka oo Muuqdiisa la waayey iyo Shacabka Somaliland oo soo dhoweyn miisaankeeddu way yahay ku qaabiley....

0
Thursday September 07, 2017 - 17:14:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1193
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Safar Shaqo kasoo Laabtay iyo Wasiirka Duulista oo Is-dhiibay + Maamulihii Madaarka oo Muuqdiisa la waayey iyo Shacabka Somaliland oo soo dhoweyn miisaankeeddu way yahay ku qaabiley....

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Safar Shaqo kasoo Laabtay iyo Wasiirka Duulista oo Is-dhiibay + Maamulihii Madaarka oo Muuqdiisa la waayey iyo Shacabka Somaliland oo soo dhoweyn miisaankeeddu way yahay ku qaabiley....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan oo Safar Shaqo kasoo Laabtay iyo Wasiirka Duulista oo Is-dhiibay + Maamulihii Madaarka oo Muuqdiisa la waayey iyo Shacabka Somaliland oo soo dhoweyn miisaankeeddu way yahay ku qaabiley....
Hargeysa(Xogreebnews)- Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Safar Shaqo Oo Qaatay Labo Todobaad Kadib Saaka Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.
Wasiir Cali Xasan Maxamed Ayaa Ka Warbixiyey Safarkiisa, Isagoo Sheegay Inuu Kulamo Sare Lasoo Qaatay Wasiirka ArImaha Dibadda Turkiga iyo Reysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Turkiga, Waxaanu Tilaamay In Turkigu Diyaar Uyahay Inuu Somaliland La Sameeyo Hadda Wixii Ka Danbeeya Xidhiidh Toosa.


Wasiirka Ayaa Sheegay In Wasiirka Arimaha Dibada Turkiga Kawada Hadleen Sidii XIdhiidh Toosa Uwada Yeelan Lahaayeen, Sidoo Kalana In Turkiga Somaliland Ka Caawiyo Dhinaca Kaabayaasha Dhaqaalaha Uguna Horeyso Wadooyinka Oo La Inaga Caawiyo.
Dhinaca Kale Wasiir Ayaa Sheegay Inuu Kulan La Soo Qaatay Reysal Wasaarihii Hore Ee Dalka Turkiga, Wuxuuna Tilmaamay Inuu Yahay Qof Xogogaal U Ah Somaliland, Sidoo Kalana Ahaa Ninkii Gacanta Ku Hayey Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Intay Socdeen.
Ugu Danbeyn Wasiirka Ayaa Sheegay Inuu Guul Ugu Soo Dhamaaday, Waddanka Turkiguna Somaliland La Sameyn Doono XIdhiidh Wanaagsan, Dhinaca Kalana Maalgashi Dhinaca Dhismaha Ah Ka Sameyn Doonaan Shirkadaha Dhismaha Ee Waddankaas Laga Leeyahay


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured