Madaxweynaha Turkiga oo Go'aan Sadday inuu Cagta Mariyo Xukuumada Cadowga ah ee Burma (Myanmar)+ Muslimiinta aduunka iyo Xujeydana Canaantay "Sidee indhaha u xujeyda muslimiintu u seexdeen iyadoo walaalahooda Ruhenga Burma lagu gowracayo !!!".

0
Thursday September 07, 2017 - 03:12:21 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1908
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Turkiga oo Go'aan Sadday inuu Cagta Mariyo Xukuumada Cadowga ah ee Burma (Myanmar)+ Muslimiinta aduunka iyo Xujeydana Canaantay "Sidee indhaha u xujeyda muslimiintu u seexdeen iyadoo walaalahooda Ruhenga Burma lagu gowracayo !!!".

    Madaxweynaha Turkiga oo Go'aan Sadday inuu Cagta Mariyo Xukuumada Cadowga ah ee Burma (Myanmar)+ Muslimiinta aduunka iyo Xujeydana Canaantay "Sidee indhaha u xujeyda muslimiintu u seexdeen iyadoo walaalahooda Ruhenga Burma lagu gowracayo !

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Turkiga oo Go'aan Sadday inuu Cagta Mariyo Xukuumada Cadowga ah ee Burma (Myanmar)+ Muslimiinta aduunka iyo Xujeydana Canaantay "Sidee indhaha u xujeyda muslimiintu u seexdeen iyadoo walaalahooda Ruhenga Burma lagu gowracayo !!!".
Istaanbuul(Xogreebnews)-Wararkii u dambeeyey ee caawa laga helaayo dalka Turkiga, ayaa sheegaya inuu Madaxweyne Erdogan go"aan saday inuu weeraro dalka Burma ee dhibka ba'an ku haya dadka dalkaas.
Geesta kale, laba maalmood ka hor ayey ahayd markii War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalkaTurkiga ayaa lagu sheegay in madaxweynaha Turkiga uu
si rasmi ah uga dalbaday wadanka Bangladesh furitaanka xudduudaha ay la wadaagaan dalka Burma((Myanmar) si ay Bengaladesh u soo galaan muslimiinta Ruhenga ee lagu xasuuqayo wadanka ay u dhasheen ee Minamar , iyadoo xukuumadda Turkiga iyo shacabka Turkiga ay bixin doonaaan qarashkooda buuxa si ay ugu noolaadaan wadanka Bangaladesh.


Madaxweyne Erdugan ayaa ballan qaaday inay u gurman doonaan badbaadinta dadkaasi Ruhenga ah xitaa haddii ay taasi kalifayso inay dadkaasi soo daad-gureeyaan ayna dejiyaan dhulka Jamhuuriyadda Turkiga.
Erdogan ayaa yidhi: "Sidee indhaha u xujeyda muslimiintu u seexdeen iyadoo walaalahooda Ruhenga Burma lagu gowracayo !!!”
"Waxay aheyd in xujeydu ay dhagax-tuuraan dadka walaalahooda xasuuqaya halkii ay sheydaanka jamaraadka dhagax-tuuri lahaayeen” ayuu hadalkiisa ku soo gaba-gabeeyay.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured