Mahadsanid Madaxweyne Waxqabadkaaga aad Dalka ka fulisa !!!!!!! Garqayaan Ladfi...

0
Wednesday September 06, 2017 - 17:44:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1382
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mahadsanid Madaxweyne Waxqabadkaaga aad Dalka ka fulisa !!!!!!! Garqayaan Ladfi...

    Mahadsanid Madaxweyne Waxqabadkaaga aad Dalka ka fulisa !!!!!!! Garqayaan Ladfi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mahadsanid Madaxweyne Waxqabadkaaga aad Dalka ka fulisa !!!!!!! Garqayaan Ladfi...

Muuqaalkan Kooban Waxaan Ugu Talagalay Inaan Ugu Mahadceliyo Madaxwayne Ahmed Mohamed Mahamuud Silaanyo Waxqabadkiisi Mudadii U Xilka Dalka U Hayay Iyadoo Imika Ay Dhamaad Ku Dhawdahay
Madaxweynuhu Wuxu Dalka la So Maray Xaalado Iyo Marxalado Kala Duwan Wuxuuna Mudanyahay Marwalba Hadaan Nahay Shacabkisa U Xilka u Hayay Qadarin Iyo Maamus
Qodobadan Ma So Kobayaan Dalka Wuxu Taray Iyo Martabada U Gaadhsiisay Balse Waxay Tahay Qayb Ka Mid Ah Horumarka U Dalku Ku Talaabsaday Mudadi U Xilka Hayay


Xilku Wuxu iska Leeyahay In Lays Eedayo Iyo In Lays Tuhmo Laakin Caqliga Fayow Wa Inu Ina Siiya Inaan Wixii Horumar Iyo Waxqabad Ah Isku Bogaadino Iskuna Dhirigelino
Qofka Masuulka Ah Iyo Ka Xilka Ino Hayaba Hadii Wax Kasta Oo Wanaag Ah U Sameeyo Lagu Mahadnaqi Laha Laguna Dhirigelin Lahaa Bulshada Somaliland Maanta Martabada Ay Maanta Taagntahay Meel Ka Saraysa Ayaya Taagnaan Lahyd
Waa Marki Ugu Horeysay Ee Taarikhda Africa U Madaxweyne Ka Tanaasulo Inu Is Sharaxo Isago Xaq U Leh Si Dalka Somaliland Dimuqradiyadisu Ka Duwanaato Dalalka Ay Qaarad Wadaaga Yihiin
Taarikhda Somaliland Ku Qarin Mayso Ilaahay Iyo Shacabka Reer Somalilandna Ku Qadin Mayaan Inshalah.

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured