Maayirkii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine oo Shacab-weynaha Gabiley ku Hambalyeey Soo dhoweyntii ay Shalay ku Qaabileen Madaxweyne ku xigeenka Saylici iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi, Sheegayna inuu Gobolka Gabiley yahay Astaamaha Guusha Doorashada Madaxtooyadda....

0
Wednesday September 06, 2017 - 17:24:42 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1014
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maayirkii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine oo Shacab-weynaha Gabiley ku Hambalyeey Soo dhoweyntii ay Shalay ku Qaabileen Madaxweyne ku xigeenka Saylici iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi, Sheegayna inuu Gobolka Gabiley yahay Astaamaha Guusha Doorashada Madaxtooyadda....

    Maayirkii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine oo Shacab-weynaha Gabiley ku Hambalyeey Soo dhoweyntii ay Shalay ku Qaabileen Madaxweyne ku xigeenka Saylici iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi, Sheegayna inuu Gobolka Gabiley yahay Astaamaha Guusha Door

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maayirkii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine oo Shacab-weynaha Gabiley ku Hambalyeey Soo dhoweyntii ay Shalay ku Qaabileen Madaxweyne ku xigeenka Saylici iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi, Sheegayna inuu Gobolka Gabiley yahay Astaamaha Guusha Doorashada Madaxtooyadda....
London(Xogreebnews)-Maayirkii hore Degmada Wajaale Md. Aadan Shiine, ayaa Dadweynaha reer Gabiley ku Hbalyeey gobanimadii iyo soo dhoweyntii ay Shalay ku qaabileen Waftigii uu hoggaaminaayey Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilahi Ismaacil Saylici iyo Musharraxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi.
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Aadan Shiine oo ku sugan cariga Uk, gaar ahaanna Magaaladda London, ayaa waxa sidaas ku sheegay mar uu khadka Telefoonka kula soo xidhiidhay Shabakada  Warbaahinta Xogreebnews. Waxanu Gudoomiyihii hore Aadan Shiine, sheegay inay Gob tahay bulshadda guud ahaan Reer Gabiley, sidoo kalena ay yaqaanaan Cidda Guuleysanaysaa, waxanu intaa raaciyey inay reer Gabiley weligoodba hormuud ka ahaayeen Isbedellada Siyaasiga ah ee ka dhaca dalka.
Waxanu ku bilaabay Hadalkiisa Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Md. Shiine, sidan. "..Marka hore waxaan halkan hambalyo uga dirayaa shacabweynaha gobolka Gabilay Sidii caadada u ahayd ee Gobanimada wadatay kusoo dhoweyey waftigii Musharraxa Kulmiye ee Madaxweyne ku xigeenku hoggaaminayey.
Bulshada gabiley waa sahan oo had iyo jeer waxay caanku yihiin inay hormuudka noqdaan Isbedellada siyaasiga ah ee dalka ka socda. Waana astaamaha guusha oo cidday raacan ayaa baddisa mar kastaa, maanta ciddi kula tartami mayso oo nin walbaa wuu ogsoon yahay Vodka Gabiley Muuse inuu haysto". Ayuu yidhi Gudoomiyihii hore ee Degmada Wajaale Md. Aadan Shiinne.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured