Damaca Xaraashka Dugsiga Sh Cali Cismaan (Riis): Duudsi Aanu Gaashaanka U Daruuri Doono! Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.

0
Wednesday September 06, 2017 - 16:41:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Damaca Xaraashka Dugsiga Sh Cali Cismaan (Riis): Duudsi Aanu Gaashaanka U Daruuri Doono! Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.

    Damaca Xaraashka Dugsiga Sh Cali Cismaan (Riis): Duudsi Aanu Gaashaanka U Daruuri Doono! Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Damaca Xaraashka Dugsiga Sh Cali Cismaan (Riis): Duudsi Aanu Gaashaanka U Daruuri Doono! Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.
1953kii ayuu Ingiriisku dhisay dugsiga Sheekh Cali Cismaan oo markaa loogu magac-daray Sir Gerald Reece oo ka tirsanaa Gumeystihii Hargeysa. Magacaasi waxa uu soo gaadhay illaa 1997kii oo loo beddelay Hargeysada Cusub.. 1999kii ayaa loo bixiyay Sheekh Cali Cismaan oo ahaa Maamulihii Dugsiga ee 1988kii oo ku dhintay duqayntii diyaaradaha kacaanka, isla markaana lagu dhex aasay dugsiga.

Maalmahan waxa socda duullaan xooggan oo ay iskuulka ku soo qaadeen koox ka arradan dhaqanka, aqoonta iyo dhawrsanaanta, kuwani waxa ay indho ku leeyihiin dalqada. Waa iskuulkii aan dugsiga dhexe ka qaatay 1997-200da. Wax ka yar 500 tallaabo ayaa uu ii jiraa, waa ka aan timaaddada ku dari lahaa ubadkayga. Naftu ma xammilayso xaraashka meel noocan halbawle iyo taariikhi u ah.. Deyrkii iyo qaybihii dambe ee dugsiga ayaa la dillaalayaa.. Daacuun u dhinta!
Haddii na loo xidhayo, haddii na loo rasaaseeyo, haddii na loo toogto….. Fal kasta oo aanu ku caabbiyi karno waanu samayn doonnaa…. 
Dugsiga Sheekh Cali Cismaan ma geyo xaraash!
Mohamud Qori Qalin-dhuux C Daacad Ismail Rashid Mostapha Saeed Sulub Mohamed Ibnu Shekh Abib Jimcaale Mohammed Cali Hamse Ibrahim Cabdi Lahi Hamse Suldaan Wacays Cabdillaahi Qarshe Hamse Ali Wacays Hoggaamiyaha Kacaanka MP Mukhtar Xaaji Siciid Hassan Asafe Cabdishakuur Kabadheere Xamse Rayte



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured