Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

0
Saturday September 02, 2017 - 18:57:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1309
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

    Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bal dad allow eega duul kan waashay.."xisbiga waddani waxuu sameeyay dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye". Xuseen xasan Badmaax

Bal dad allow eega duul kan waashay

Ninka magaciisa dilay ee yidhi…

Dr.Daacad baa Lay yidhaa.

Dafiray aabahii ku darsoo…

Alla yaqaan ku biirsaday

Denbina ka galay dadweynaa..

Daain baan aqaanaa…

Dadkana waan docodocay-nayaa..

Dadyow mays daboolaan?

Waxaynu ku jirnaa waqti xasaasi ah oo ay fooda innagu soo hayso doorashadii madaxtooyada,waxaana tartamaya saddex da xisbi qaran,lana filayo dhowaan xisbiyada qaranku inay magacayada, cv-yadooda iyo jinsiyada ay haystaan 6da musharax u gudbin doonaan komishanka doorashooyinka.

Akhriste,waxaynu ognahay waqtigan oo kale waxa xisbiyada qasab ku ah inay shacabka u soo bandhigaan barmaamij yadooda siyaasadeed ee xisbi waliba doonayo inuu dalka ku hogaamiyo si ay shacabka ugu hantaan,waloow xisbul xaakimka soo bandhigi doono ayaamaha fooda inagu soo haya.Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani isagu waa xisbi raad barad ah oo barmaamij kii ay soo bandhigeen kuma dhaqmaan markay masuuliyiinta waddani shacabka u khudbaday nayaan,ha ahaato kuwa ay xafladaha ka jeediyeen ama warbaahintaba shacabka u mariyaan.Kaliya waxay eedayn huwan aflagaado ku qasaan xukuumada,kulmiye iyo weliba wasiiro ay si gaar ah ceebayn iyo aflaagado kula kufaan.

Akhriste,taa waxa ka sii daran xisbiga waddani waxuu sameeyay

dhawr iyo toban xubnood oo ay masuul uga dhigeen cayda iyo xag-xagashada masuuliyiinta xukuumada,musharaxiinta kulmiye,masuuliyiinta kulmiye.Kuwaas oo caadaystay inay maqaalo ay ku bar tilmaam sanayaan shaqsiyaad xukuumada iyo kulmiye ka tirsan,waana dhaqan waddani ku soo kordhiyay saaxada siyaasada.

Akhriste,tusaale waxa kaaga filan maqaalada foosha xun ee warbaahinta soo dhigaan ninka magaciisa dilay ee isku sheegay Dr.Daacad alla yaqaan(waa ninka afaraydu ku socotee),cabdi jaamac,cabdi kaahin..waxa la yaab leh magacyadan oo ah qaar aan jirin balse rag sitaan,waase calaamadaha xisbiga Waddani.

Akhriste,markaa miyay naan odhan karin bal dad allow eega duul kan waashay.

Xuseen Xasan Badmaax

Hargeysa/JSL

Badmah100@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured