Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...

0
Saturday September 02, 2017 - 16:57:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 904
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...

    Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Cali Mareexan oo Kulan Diblumaasiyadeed oo Kor-u-qaaday Xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga la yeeshay Wasiirka arrimaha Gudaha ee Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu iyo qodobo Mu'hiim ah oo labada dhinac ka wada-hadleen...
Istaanbuul(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Somaliland Cali mareexan oo ku sugan dalka Turkiga, gaar ahaan Magaaladda Istaanbuul, ayaa kulan diblumaasiyadeed la qaatay, wasiirka arrimaha dibeda ee Dalka Turkiga Md. Mevlüt Çavuşoğlu
waxanay labada wasiir ka wada-hadleen xidhiidhka labada dal, iyo sidoo kale, kor-u-qaadista wada shaqeynta labada dhinac, waxa kaloo md. Wasiir Cali Mareexan iyo Wasiirka arrimaha dibeda dalka Turkiga Mevlüt Çavuşoğlu, isku qaableen waji furan iyo gacal-tooyo labada wadan ah, waxanay isla gaadheen in dalalku xoojiyan cilaqaadka ganacsi, iyo tayeynta waxbarashadda, caafimaadka iyo arrimaha kale ee kor-u-qaadaya xagga saameynta bulshadda.
labada wasir ayaa kulankooda ku lafo-guray xidhiidhka Somaliland iyo Turkiga sidii loo sii xoojin lahaa iyo weliba sidii Turkigu door muhiim ah uga qaadan lahaa dhismaha kaabayaasha dhaqaalaha Somaliland sida waddooyinka. kulanka oo ahaa mid furan oo ay goob joog ka ahayeen jaaliyadda Somaliland ee dalka Turiga iyo mudaadiniinta Reer Turki.
halkan hoose ka daawo Kulamadda Wasiiradda oo ahaa kuwo furan.
Image may contain: 8 people, people smiling, people standingImage may contain: 5 people, people smiling, suitImage may contain: 5 people, people standing and weddingImage may contain: 5 people, people smiling, suit



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured