Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore...

0
Friday September 01, 2017 - 19:19:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1108
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore...

    Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalada Keneya oo Faraha kasii baxaysaa: go" aankii Guusha lagala noqday Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Ku gacan saydhay Cadeeyayna in aanu Aqbaleyn Go,aanka Maxkamada sare...Akhri Caddaymaha Maxkamaddu soo bandhigtay, kuna Laashay Natiijadii Hore...

Nairobi(Xogreebnews)-Madaxweynaha Kenya Uhurru Kenyatta waxa uu sheegay in aanu la qabin Maxkamada sare in la jabsaday xogtii codbixinta iyo go'aanka ay Maxkamadu soo saartay balse wuxuu Madaxweynuhu sheegay inuu tixgalinaayo go'aanka Maxkamada Sare iyo sharciga u yaala dalka.

Madaxweynaha guusha lagaga noqday wuxuu sheegay inuu diyaar u yahay inuu bulshada dib u weydiisto codkooda isaga oo ku ololeynaya barnaamuj siyaasadeedkiisii hore.


Madaxweynaha Kenya wuxuu aad ugu nuuxnuuxsaday in la ilaalinayo nabadgalyada Kiiniya , wuxuuna dadweynaha kiiniya ugu baaqay inay gacmaha isqabsadaan.
Geeska kale, Akhriso Qodobbo
1.ku dhawaad 3 meelood oo meel foomamka way khaldanaayeen. Qaar waxba laguma qorin, qaar isku far ayaa lagu saxiixay, qaar waxay ka yimaadeen xarumo doorasho oo aan si rasmi ah u jirin, qaar waxaa ka muuqday natiijooyin ka duwan wadarta, sidoo kalena ka duwan tan ay ku dhawaaqeen guddiga doorashada, kumanaan ma lahayn tiimbareyaal, saxiixyo iyo calaamadaha khafiifka ah ee warqadaha ka dhex muuqda.

2.Shan malyan oo cod oo ku filan inay natiijada saamayn ku yeeshaan lama xaqiijin.

3.Baaritaanka qaabka lagu galo kombiyuutarrada guddiga doorashada, maxkamadda waxay u saartay koox soo ogaatay in tiro isticmaaleyaal ah oo aan loo fasixin ay hanaanka gudaha u galeen, ka hor iyo ka dib doorashada.

4.In guddoomiyaha guddiga doorashada uu galiyey, kana saaray foomamka 34A.

5.In hanaanka KIEMS ee $24 Malyan joogay ee loogu tala galay in loo isticmaalo in isla markiiba toos loogu soo diro 34A si ay dhinacyada oo dhan u hubiyaan, uu hallaabay dhamaanba xarumaha codaynta ee dalka oo dhan, sidaa darteedna tirooyinka loo soo diray Nairobi ay badidood yihiin kuwo aan nidaamkaas loo isticmaalin ee lagu soo diray farriin qoraaleedka telefoonka gacanta.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured