Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

0
Wednesday August 30, 2017 - 21:27:00 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1074
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

    Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Dhallinyaradda Samawade ee Deegaanka Yagoori oo ku Biiray Xisbiga KULMIYE
Yagoori(Xogreebnews)-Ururka ay ku midoobeen Dhalinyaradda Degmada Yagoori oo ka Tirsan Gobolka Sool ayaa ku biiray Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE iyaga oo sheegay in Xisbiga KULMIYE wakhtigan yahay Xisbiga kaliya ee lagu aamini karo dalka.
Munaasibad si heer sare ah loosoo agaasimay oo loo sameeyay soo dhaweynta Ururka Samawade ayaa waxaa ka qayb galay Wasiirul Dawlaha Beeraha Cabdiwaaxid Cabdiqaadir, Wasiirku xigeenka Cadaalada mudane Yuusuf Axmed iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhaqan iyo Dalxiiska Md. Faysal Aw Jaamac Xirsi (Faysal Xayte).
Waxa kaloo xafladan goob-joog ahaa Guddoomiyaha Gobolka Sool Gobolka, Duqa degmada Laascaanood, kuwaasi oo dhalinyaradda Ururka SAMAWADE uga mahadnaqay Taageeradooda Xisbiga KULMIYE.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured