Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

0
Monday August 28, 2017 - 20:56:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

    Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ku-simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo Xilkii ka qaadday Badha-saabka Gobolka Awdal akhri oo dhuux War-saxaafadeedka shaqadda lagaga joojiyey Mustafe Shiine...

JAMHUURIYADDA SOMALILAND

REPUBLIC OF SOMALILAND

XAF. MADAXWEYNE KU-XIGEENKA

OFFICE OF THEVICE-PRESIDENT

THE VICE-PRESIDENT

Ref:JSL/VP IWM/D4-DD332/D82[]17

Date:28/D8/2[]17

Ku:Gudoomiyaha Gobolka AwdalBoorama

Ku:Wasiiru Dawlaha Amniga ee Wasaarada Arimaha Gudahajsl Hargaysa

Dg:Wasiir kuxigeenka G S Degmoyinka ee Wasaarada A IGudahajsl Hargaysa

Og:Gudoomiye Ku xigeenka Gobolka AwdalBoorama

Og:Taliyaha Ciidanka Booliska jslHargays

, .

Ujeedo:Shago ka Joojin.

Kadib markaad ku kacday qaladaad badan DO luminaya kalsoonida shacabka gobolkukuqabaan dawladnimada kana leexatay siyaasadii Xukuumada.

Ka dib markaad faro galisay arimaha dhulka DO aanay kusiinayn xeerarka dalkau yaala, iyadaDO ay tahay shaqada Dawladaha Hoose.

Ka dib markaan ogaaday inad ka maqan tahay shaqadii gobolka eelagu igmaday,dadwaynahagobolkana iiga timid cabashoyin la xidhiidha xii gudashola'aantada.

Sidaas darteed iyada DO lagu jiro waqti xasaasi ah waxaan go' ansadayinaan kaajoojiyo shaqadii qaranka aad u haysay,waxaanan ku farayaa inaad sikumeelgaadh ah ugu sii wareejiso shaqada Gudoomiye ku-x-xigeenka Gobollka.

Allaa mahadleh.

Eng.C/raxmaan C/laahi Ismaaciil(Saylici)~

Madaxweyne ku-xigeenka JSl ahna Ku-simaha Madaxweynaha




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured