Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).

0
Monday August 28, 2017 - 16:46:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 952
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).

    Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Hawlaha Guud Cali Mareexan Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga Magaaladda Istanbul.(Sawiirada soo dhoweynta).
Hargeisa(Istaanbul)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Turky Magaaladda Istanbul. Wasiirka Ayaanay Soo Dhaweyntiisa Ukala Hadhin Ardeyda Reer Somaliland Ee Halkaas Wax Ka Barata, Jaaliyada Reer Somaliland Ee Halkaas Ku Dhaqan, Iyo Dadweynaha Kale Oo Tiro Baddan. Xubnihii Soo Dhaweeyey Wasiirka Ayaa Dhammatood Ayaa Wasiirka Uga Mahadnaqey Imaatinka Uu Ugu Yimid Halkan, Waxaanay Si Mug Weyn Ugu Soo Dhaweeyeen Daka Turky, Waxaanay Sheegeen Inay Kulano La Qaadan Doonaan.
Agaasimaha Idaacadaha Radio Hargise Mudane Xasan Maxamed Yuusuf Oo Kamid Ahaa Xubnihii Soo Dhaweeyey Wasiirka Ayaa Ugu Horeyn Kussoo Dhaweyey Dalka Turky Wasiir Cali Xasan Maxamed, Waxaanu Sheegay In Intuu Joogo Hawlaha Uu Uyimid Ka Caawin Doonaan.
Ugu Danbayn Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Umahadceliyey Xubnihii Soo Dhaweeyey Ee Kala Duwanaa, Wuxuuna Sheegay Inuu Fasax Ku Yimid Halkan, Wuxuuna Ubalan Qaadey Intuu Joogo Inuu Kulan La Qaadan Doono Haduu Rabbi Idmo.
Image may contain: 9 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people standingImage may contain: 11 people, people smiling, people standingImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 9 people, people standingImage may contain: 2 people, sunglassesImage may contain: 6 people, people smiling, people standingImage may contain: 2 people, people smiling, suitImage may contain: 3 people, suitImage may contain: 1 person, suit



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured