Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.

0
Sunday August 27, 2017 - 20:39:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.

    Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Firfircoonida Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Axmed Khaliif Iyo Waxqabadkiisa Guud ee Dal iyo Dibed. Qalinkii Farxaan Guuleed Warsame.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Laanta Finland Md. Axmed Cabdilahi Khaliif, ayaa guulo wax ku ool ah usoo hooyey Laantiisa iyo guud ahaan Xisbiga Kulmiye ee u Siyaasaddiisa ku shaqeeyo. Guulahaas oo iskugu jira dedaalo badan oo u ku talaabsaday Laanta Finland iyo kuwo kale oo la garab galay Siyaasadda guud ee Xisbiga Kulmiye.
Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Finland Axmed Khaliif waxa uu dalka Finland ka furay gobolada waaweyn xafiisyo dhawr ah, isagoo ka sameeyey guddiyo iyo garabyo hoos yimaada Laanta guud ee Finland, waxana middeeyey Siyaasadda Xisbiga ee Xafiisyadaas dhamaantood.
Geesta kale, Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee laanta Finland Md. Axmed Khaliif waxa uu sameeyey siyaasadda Fur-furan oo isagoo isku hawlay inuu middeeyo Xafiisyada Laamaha Yurub ee Xisbiga Kulmiye iyo iyo xafiisyada kale ee Xisbigu ku leeyahay aduun-weynaha, inkastoo qorshahaasi aanu weli midho dhalin, hase-yeeshee meel wanaagsan uu u maraayo ka midho dhalintiisu.
Docda kale, Gudoomiye Axmed Khaliif ee Laanta Finland waxa uu noqday Masuulka ugu jajab ee ugu firfircoon dhamaan marka la isku geeyo Gudoomiyaasha lamaaha dibeda ee Xisbiga Kulmiye, waxanu xiidhiidh joogtada ah ee u la leeyahay xarunta guud ee dalka , isagoo talo iyo tilmaamka kaga qayb qaatay masiirka guud ee Xisbiga Kulmiye...la soco.
Farxaan Guuleed Warsame.
Hargeysa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured