Hanashada codka shacabku waa hilin kuu fududaynkara inaad noqoto halbowlaha golayaasha Qaranka iyo hogaamiye umadeed-ba. By Abdiqani Baylood

0
Sunday August 27, 2017 - 04:05:25 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1184
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hanashada codka shacabku waa hilin kuu fududaynkara inaad noqoto halbowlaha golayaasha Qaranka iyo hogaamiye umadeed-ba. By Abdiqani Baylood

    Hanashada codka shacabku waa hilin kuu fududaynkara inaad noqoto halbowlaha golayaasha Qaranka iyo hogaamiye umadeed-ba. By Abdiqani Baylood

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hanashada codka shacabku waa hilin kuu fududaynkara inaad noqoto halbowlaha golayaasha Qaranka iyo hogaamiye umadeed-ba. By Abdiqani Baylood
Wasiirka wasaaradda hawlaha guud gaadiidka iyo wakaaladda horumarinta wadooyinka somaliland (Road Development Agency)
Cali xasan maxamed cali mareexaan waa masuul ku suntan karti xilgudasho iyo xeeldheeri siyaasadeed waana shaqsi ku caanbaxay hannashada codka shacabka 
bulshada Reer somaliland na ay qireen inuuyahay halbowlaha Qaranka somaliland wasiir cali xasan maxamed cali mareexaan ayaa sanaddii 2005 kamid ahaa musharaxiin tirobadan oo utartamaayey hannashada codka shacabka ku dhaqan gobolada bariga somaliland khaasatan shacab weynaha Reer Togdheer si ay uga midnoqdaan mudanayaasha aqalka baarlamaanka jamuuriyadda somaliland Cali Xasan maxamed waxa uu hormuud unoqday xildhibaanadii hantay codka shacabka islamarkaana kuguulaystey inay ka mid noqdaan mudanayaasha golaha baarlamaanka isagoo noqday xildhibaankii ugu codka badnaa waqtigaasi gobolka togdheer sidookale
Ex xildhiban Cali mareexaan waxa uu ka mid ahaa waqtigaasi xildhibaanadii ka sharaxnaa islamarkaana ka soo baxay Xisbiga KULMIYE 


Cali mareexan waqtigii dheere oo uu ku sugnaa golaha wakiiladda waxa uu ka mid ahaa xildhibaanada ugu saamaynta badanaa aqalka golaha wakiiladda somaliland islamarkaana halbowlaha u ahaa golahaasi Sidookalena Waxaa lagu tilmaamaa inuu ahaa xildhibaankii ugu wax qabadka badnaa guud ahaanba xildhibaanadda dhigiisa ee golaha wakiiladda islamarkaana dib ujaleecay dadweynihii codkooda uu kuyimi iyo deegaanadii laga soo doortay isaga oo ka muujiyey wax qabad lataabankaro 

Cali xasan maxamed ayaa waqtigani kamid ah wasiiraddda ugu saamaynta badan guud ahaanba qarankan gaar ahaanna golaha wasiiradda somaliland waxaanu guud ahaanba ka muujiyey geyiga somaliland wax qabad baaxadleh mudadii uu ahaa wasiirka wasaaradda hawlahuud gaadiidka iyo wakaaladda horumarinta wadooyinka somaliland 
Waxaana lagu tilmaami karaa run ahaantii masuuliyiinta udubdhexaadka u ah xukuumaddan ((MADAXWEYNE SIILAANYO)) 
   By Abdiqani Baylood


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured