Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac oo ku Geeriyooday Hargeysa

0
Saturday August 26, 2017 - 21:47:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1012
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaale oo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac oo ku Geeriyooday Hargeysa

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaaleoo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi Tiiraanyo leh u Diray Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaaleoo ku geeriyooday magaalada Caynabo iyo Tifaftiraha Wargeyska Geeska Abihii Marxuum Maxamed Xuseen Jaamac

XISBIGA MIDNIMADA IYO HORUMARKA JSL EE KULMIYE

26 August 2017

TACSI GUDDOOMIYE

 

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariisteeMarxuum Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaaleoo ku geeriyooday magaalada Caynabo maanta oo taariikhdu tahay 26/08/2017.

Marxuum Chief Caaqil Maxamed Daroor Ducaalewaxa uu ka mid ahaa madaxdhaqameedka waawayn ee Somaliland, waxaannu door muhiim ah ka soo qaatay nabadayntii iyo dhismihii ciidammada dalka gaar ahaan kuwa Booliska.

Sidoo kale, Guddoomiyuhu waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyska, qaraabada, ehelada iyo guud ahaan shacabka Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariisteeMarxuum Xuseen Jaamac Guuleedoo isna ku geeriyooday Hargeysa maanta oo ay taariikhdu tahay 26/08/2017. GeeridaMarxuum Xuseen Jaamac Guuleedwaxa uu Guddoomiyuhu si gaar ah uga tacsiyadaynayaa Tifaftiraha Wargeyska Geeska Afrika Maxamed Xuseen Jaamac oo Marxuumku aabbihii ahaa.

Guddoomiyuhu waxa uu labadaas Marxuum oo geeriyooday maalmo khayr leh uu Alle uga baryayaa inuu jannadiisa Firdowsa ka waraabiyo, qoysaska, qaraabada, ehelka iyo shacabkana uu Samir iyo Iimaan Saadiq ah ka siiyo.Aamiin….Aamiin….Aamiin.

 

Xafiiska warbaahinta xisbiga KULMIYE



 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured