Cali Mareexaan Wasiir Hawlkarnimo Ku mutaysty Qore Khadar Ibrahim

0
Saturday August 26, 2017 - 01:03:54 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1545
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Mareexaan Wasiir Hawlkarnimo Ku mutaysty Qore Khadar Ibrahim

    Cali Mareexaan Wasiir Hawlkarnimo Ku mutaysty Qore Khadar Ibrahim

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Mareexaan Wasiir Hawlkarnimo Ku mutaysty Qore Khadar Ibrahim

Waxaan salaamaya bahda saaxafada ee qalbiga iyo maskaxda ka xoorta ah , waxaana salaamaya muwadiniinta Somaliland.

 

Astaamaha wanaagsan ee Allah ka cabsiga, dulqaadka, deganaanta, Aamuska, kartida, deeqsinimada iyo fejignaanta waa kuwa masuulka usoo jiida inay inta caqli iyo xikmad Allah siiyay u aragto masuul hawshiisa gudanaya, kana gaadhaya guul dhamaystiran.

 

Mud.Wasiir Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan)wasiirka hawlaha guud iyo gadiidka Badi culimada falsafddu waxay tilmaaman in qofka had iyo jeer noqonaya hogamiyaha ay tahay dhalasho iyo dhirnaan iskaga abuuran oo Allah siiyay, inakstoo cilimga hogaaminta casriga ahina ku dara inay haddana tahay wax la barto (modern leadership) Somaliladu qofka noocaasi ahi weligeed way dhaliili jirtay waxayna u taqaanay isqor. Laakiin isaga waxa wada himilo ku jirta oo ah inuu wax qabto..

 

WasirCali Mareexaanxaasidkiisa aya batay waxaana ku xaasidin maalin walba guul iyo sumcad wanaagsan ayu la soo hoyda, waana siyaasi aan aqoonayn masuq maasuuqa iyo fawaaxiishka ay dadka ka soo hor jirda wasiirCaliay rabaan, waxana nogu filan dharta oo uu qaday dhismada wadada ceerigaabo oo runti aanu aragnay hawsheeda sida ay uu socoto iyo qalabyadii wadada lagu dhisayay oo gacanta soo gashay ,waxaana taasu muujinaysa inuu wasiir cali yahay muwaadin jecel wadankiisa inu horumar gaadhsiyo .bal eega wasaaradiisa iyo sida shaqadu uga socoto, waxaan cad in u wasiirku tayo ahaan iyo horumar ahaanba yahay wasiirka uga waanagsan wasaaradda hawlaha guud ,waanu ogayn dadkii cunay wasaaradda hawsheeda kuwi hore sida (SULUB) (XAABSADE) (C/RISAAQ KHALIF).

Somalidu waxay leedahay wayo aragnimo xeel dheer oo sooyaalka hogaan dhaqameedka ah waxaana ka buuxa astamo iyo calaamado badan oo maanta si weyn uga soo if baxay Wasiirka HAWLAHA GUUD wasiirCali Mareexaan.

XafiiskaCali Mareexaanwaa kan lagu hadal hayn badan yahay taasi ayaa muujinaysa baaxadda hawlaha ka socda? waayo xasadka aya ku bata qofkasta oo hawshiisa si daacadnimo iyo ragnimo leh u gudnaya, madaama ay dadku isaga badan yihiin cajis iyo karti darro, Marar badan maamulaha hogaanka wanaagsan, waa iyadoo la hawlgeliyo dad karti leh oo loo sii daayo hawshooda.

Cali waxa ku jira astaamo hogaamiye qaran oo mustqabalka somaliland uu soo ifay ,waa taasi ta qaarkood ku xaasidayaan cali ,kuwan dhaleecaynaya way soo wada mareen xukuumadaha waxay tebeyan waxqabadkii ay dayaceen markii ay wakhtiga u haysteen, Waxay aad ula yaaban yihiin xaasidiintu sidan uu wax u wado oo guul dhamaystiran keenaysa mar walba.Waxaana ku soo khatimaya wasiir Cali Mareexaan waa niinki diyaaradda dawooyinka ugu deeqay dadka reer burco ee xanuunku haleelay Runtii cali waa masuul xil kas ah oo ku amaanan kaalintiisa dadkiisana garabsiiya marka ay uga baahanyihiin Maaalinta adag ninka kula hal gama ayaa geesi ah reer burco cali ha ogaadaan maalinta uu garab uga baahdo.

 

Saadaashu waa khayr khayr khayr !!

 

Qore Khadar Ibrahim

 

Khadar338@hotmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured