Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

0
Thursday August 24, 2017 - 00:37:39 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 955
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

    Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Somaliland SHARMAARKE GEELE Oo Xilkiisii Ku Koobay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Kasoo Jeedo Iyo Caasimada Hargaysa Oo Haayadii Shaqaalaha Somaliland Soo Dhaafi Wayday

Sharmaarke Geele Waa Gudoomiyaha Hayaada Shaqaalaha Somaliland Waxaana Uu Xilka Haayadaasi Uu Hayay Mudo Hada Laga Joogo Hal Sanno Iyo Dhawr Maalmood Inkasta Oo Uu Hayadaasi Uu Xilka Ka Hayaa Ay Shaqadeedu Ahayd Mudadaasi Mid Si Wacan U Shaqaynaysa Haddana Gobolada Dalka Maaha Mid Si Toos Ah Uga Shaqaysa.

Hadaba Aynu Soo Qaadano Xafiiska Haayadaasi Shaqaalaha Somaliland Ay Ku Leedahay Magaalada Burco Ee Xaruunta G.TOGDHEER Oo Ah Xafiiska Maamula Gobolada Bariga Somaliland.

Waxaa Uu Xafiiskaasi Yahay Mid La Daalaa Dhacaya Maamul Xumo Soo Wajahday Kadib Markii Uu Gaabis Noqday Gudoomiyaha Xafiiskaasi Oo Lagu Magacaabo Abdifataax Shaluumaray.

Maaha Xafiis Guud Ahaanba Caasimada Dalka U Gudbiya Shaqaalaha Cusub Ee Tartanka U Gala Shaqooyinka Dawlada Ee Wakhti Kasta Loo Galo Tartanka.

Hadaba Sharmaarke Geele Gudoomiyaha Hayadaasi Shaqaalaha Ayaa Ah Mid Shaqadiisu Ku Koobantahay Magaalada Hargaysa Iyo Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Uu Asal Ahaan Isagu Kasoo Jeedo.

Waxayna Taasi Ka Marakacaysaa Habacsanaanta Ka Muuqata Haayada Shaqaalaha Somaliland Ee Uu Gudoomiyaha Ka Yahay Wiilka Ku Caanbaxay U ilmaynta Guul-Wadaynta Xukuumada Iyo Xisbi Xaakimka Kulmiye.

LASOCO SAACADA FOODA INAGUSOO HAYA WARBIXNO DHEERAADA

WAR-TABIYE: SACAD AFJAR

CONTACT:- 063-4273989

AMA

HOGOSHANEWS@GMAIL.COM




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured