Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Kulan Xasaasi kula qaatay Xafiiskiisa Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart

0
Sunday August 20, 2017 - 20:14:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka hawlaha Guud Cali Mareexan oo Kulan Xasaasi kula qaatay Xafiiskiisa Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart

    Hargeysa(Xogreebnews)-WAR-SAXAAFADEED: 20/08/2017 Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Ror

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-WAR-SAXAAFADEED: 20/08/2017 Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart
Hargeysa(Xogreebnews)-WAR-SAXAAFADEED: 20/08/2017 Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart
20-08-2017 Hargeisa "Xafiiska Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud" Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayey Wasiiru Dawlaha Horumarinta Uqaabilasan Dawladda Ingiriiska Mr. Rory Stewart.
Weftigan Ka Socday Dawladda Ingiriiska Waxa Hoggaaminayey Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Horumarinta Ingiriiska Mr. Rory Stewart. Mr David Concar (British Ambassador to Somaliland and Soomaaliya),
Mr. Julian Reilly (Head East Africa Department-FCO),
Mr. Donal Brown (DFID-Director of East and Central Africa),
Mr. Phil Evans ( Head of DFID for Somaliland and Somalia),
Waxa kale oo Weftiga la socday Xoghayeyaal iyo hawl-wadeeno ka tirsan Xafiisyada Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dalka Ingiriiska.
Wasiirka Hawlaha Guud Kulankan Uu La Qaatay Waftigan Waxa Ku Wehelinayey Maareeyaha Hayadda Wadooyinka Mudane Ibarahim Siciid Cilmi, Agaasimaha Waaxada Qorsheynta Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Ciise Maxamuud, Agaasimaha Qorsheynta Iyo Xidhiidhka Hayaddaha Mudane Yaasiin Cali Aadan. Afhayeenka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane C/raxmaan C/laahi Wirdaani.
Wasiirka Ayaa Kala Hadlay Sidii Ay Usii Wadi Lahaayeen Arimaha Dhinaca Horumarka Ee Ay Awalba Ka Caawin Jireen, Wuxuuna Tilmaamay Sidii Ay Usii Laban Laabi Lahayeeb Arrimahas.
Kulankaas Ballaadhnaa Ee Wasiirku La Yeeshay Waftigan Wuxuu Uga Mahadceliyey Horumarkii Laga Gaadhay Mashaariicdii Ee Ay Hore Uga Caawiyeen Dhinaca Wadooyinka, Iyo Inay Ka Caawiyeen Shaybaadh Ay Yeelato Hayadda Wadooyinka Somaliland.
Wasiirudawlaha Arimaha Dibadda Ayaa Isna Dhinaciisa Ka Mahadceliyey Qaabilaad Wacan oo Wasiirku Xafiiskiisa Ugu Sameyeey, Wuxuuna Tilmaamay Inay Ka Mabsuudeen Si Quruxda Baddan Ee Ay Ufuliyeen Mashriicdi Hore. Wuxuuna Balan Qaadey In Kuwa Danaba Ka Caawin Doonaan Taageeradda Sidii Usii Wadi Doonaan.
Image may contain: 3 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoorImage may contain: 2 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 4 people, people standingImage may contain: 4 people, people sitting and tableImage may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 7 people, people sitting, suit, table and indoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing, suit and outdoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 2 people, people standingImage may contain: 4 people, people sitting, table and indoorImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured