Beeni Raad ma leh: Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...

0
Saturday August 19, 2017 - 23:25:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Beeni Raad ma leh: Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...

    Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xisbiga Waddani oo si weyn ugu Mashquulay Baahinta Sawiirka Farmaajo iyo Raysal Wasaare Khayre oo inta la kala Jaray La Dul dhigay Kurka Wasiirkii hore ee Dibeda Maxamed Cabdilahi Cumar iyo Musharraxa Kulmiye Muuse Biixi...
Hargeysa(Xogreebnews)-Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani , ayaa Saacadihii u dambeeyey si weyn ugu mashquulay baahinta Sawiir ay isku keenkeenen,  oo lagaga  been abuuraayo Wasiirkii hore ee arrimhaa dibeda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilahi Cumar, oo sawiirkiisa lagu sameeyey sawiirka Madaxweynaha Somaliya Farmaajo iyo raysal wasaarihiisa Khayre oo is garab fadhiya.
Sawiirkan ayaa ah mid la saaray Kurka Madaxweyne Farmaajo la dul dhigay Kurka Maxamed Cabdilahi Cumar, halka uu sawiirka garab fadhiyo Raysal wasaare Khayre. 
Iyadoo ujeedada kooxda Waddani ka leedahayna bwahinta Sawiiradaasi ahayd, mid ujeedkeedu yahay  in Sawiir khaldan bulshada la geliyo, isla markaana lagu fasiro inuu Ex Wwsiir Maxamed Cabdilahi Cumar Siyaasadda Musharraxa Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured