Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali

0
Friday August 18, 2017 - 06:54:59 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1377
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali

    Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalada Qalafsan ee ay Wehelka u Noqdeen Dadweynaha Deer Berbera oo ay iskugu Darsameen Kuleyka Xagaaga, Laydh La'aan & Biyo-la'aan Iyo Dhibaatada DP World. Qore.Khaddar Cumar Cali
Dadka reer berbera oo galay Marxaladihii ugu adkaa ee abid soo mara , Aamusayna ka dib markii arkeen inaanay jirin cid ay ula cowdaan oo dhegaysanaysa dhibkooda , waxayna ku jiraan afkiibaa juuqda gabay.
Sidaynu la socono kulaylka iyo hanfiga daran ee ka dhacaaya waxaa layska xigsiin jiray oo laga dugsan jiray xaab farabadan oo ay ka heli jireen Muruq maalku &biyo haqab la ah oo ay heli jireen dadku maalintii qofku wuxuu maydhan jiray ilaa shan jeer wax ku rushaysan jiray dhulka.
waxaa kale oo iyana caawin jiray laydhka joogtada ah ee jabnaa Maanta waxay taagan tahay foostada biyaha ah ee qadhaadh marka la helo 20, 000/  oo kayuu loo gelaayo iyo laydhkii oo habeenkii bakhtiyaaya 5 jeer marmarna aan soo dhacayn.
Dekedii berbera intii Dpworld gacanta loo geliyey way naaq daysay oo ma jiraan wax xaab ah iyo wax laga soo helaa iyana waa quus.Berberi waxay taagan tahay Maanta Afarta gog ba lagaa cadaab nin ku neceb iyo naago kuu hadhe.
Khaddar cumar Cali 
Khadarcm89 @gmail.com 
Berbera/Somaliland.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured