Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.

0
Friday August 18, 2017 - 02:48:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1530
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.

    Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dadweynaha deegaanka Taallabuur , Conqor iyo Coodanle (Reer Dood) oo muujiyay Taageerada balaadhan ee ay u hayaan Xisbiga KULMIYE iyo murrashaxiisa.
Coodanle(Xogreebnews)-Xaflad balaadhan oo dadweynaha deegaanka Conqor , Taallabuur Iyo coodanle ku muujinayeen Taageerada aya u hayaan Xisbiga KULMIYE ayaa caawa lagu qabtay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Munaasibadani oo ahayd mid si heer sare ah loosoo agaasimay waxaa ka qayb galay Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo kuwaasi oo kasoo laabtay deegaanada barriga somaliland.
Waxgaradka iyo dhalinyadda beesha reer dood ayaa balanqaaday inay taageeradooda oo hiil iyo hooba leh la garab istaagayaan Murrashaxa Madaxweyne ee Xisbiga KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi sidii ay awal horeba u taageereen Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
Siyaasiyiin , Haween, Dhalinyarro iyo waxgarad kale ayaa ka markhaati kacay taageeradii laxaadka lahayd ee beeshani ku lahayd taageeradii iyo unkidii Xisbiga KULMIYE.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured