Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...

0
Wednesday August 16, 2017 - 18:09:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...

    Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasi Miisaan Culus ku lahaa Xisbiga Waddani oo dhowaan Iscasilay, ayaa Sheegay Inuu Ku Biirayo Xisbiga Kulmiye, Sheegayna Astaamaha uu ku xushay Musharrax Muuse Biixi Cabdi...
GUUNTII & GAGABADII WAXAAN DOORTAY INAAN DHISO HOGAAMIYE ADAAG OO TAALIN KARAA WAKHTIGAAN ADAAG MUUSE BIIHI ABDI (HA SAMAATO WADAA DHAHAA),
Dalkeenu maanta waxa uu u baahanyahay hogaan adag oo kala danbaynta, is ixtiraamka, u sinaanta cadaalada iyo dawlada, la dagaalanka qabyaalada iyo nin jeclaysiga; masaakiinta oo la caawiyo, meceeshada oo loo jabiyo dadka ku dhiban wadankii, dhalinta oo loo sameeyo shaqo abuur , iyo horumar hor leh dalkeena iyo dadkeenaba kusoo dabaala.
Sida la wada ogyahay waxaan ahay masuul ka soo baxay xisbiga Wadani, oo aan fikradayda u arkay inaanay dan ugu jirin wadanka, ka dib markii ay iskugu yimaadeen dhamaan hogaamiyaashii u hor seeday qabyaalada iyo tahriibka iyo kuwii ninyad jabka dhalinta somaliland iyo dib u dhaca wadankeena barakaysan u hor seeday, 
Anigoo wadankayga aad u jecel, oo raba inshallah inuu illahay kusoo dabaalo horumar iyo barwaaqo ka fiirsasho dheer waxaan cadaynayaa inaan dhisaayo MUSE BIXII ABDI oo aan u arkay inuu isagu buuxin karo meelo badan oo dalka iyo dantiisuba ku jirto . Waxaan ugu baqayaa dhamaan dhalinta somaliland iyo wax garatada wadankii iyo dibsdiisaba ku nool inay qabiil ka hor mariyaan danta wadanka Somaliland, 


Illahay waxaan ka baryayaa inuu inoo ilaaliyo wadankeena, oo nabad galyo iyo horumar waafiya kusoo dabaalo  inshallah. 
Siyaasi Abdirahmaan Hassan Ali hayste 
ALLE MAHAD LEH,


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured