War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada Gudoomiyaha oo Sababi Karta Xiisad kale iyo isku dhac...

0
Sunday August 13, 2017 - 00:56:13 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1550
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada Gudoomiyaha oo Sababi Karta Xiisad kale iyo isku dhac...

    War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Gudoomiyaha Sharciyadiisa Lagu Muran-san yahay ee Golaha Wakiilada Baashe oo Fariimo Message ah Caawa u Diray Xildhibanada kana Dalbaday inay Kasoo Xaadiran Berri Fadhi lagu Dooranayo ku-xigeenka kowad Iyo Qalaalasaha ka Taagan Jagada Gudoomiyaha oo Sababi Karta Xiisad kale iyo isku dhac...
Hargeysa(Xogreebnews)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda ee lagu muran-san yahay sharciyadiisa Baashe Maxamed Faarax, ayaa caawa Fariimo ku Kala diray Xildhibanada golaha Wakiilada, isagoo ka dalbadday inay kasoo qaybgalaan mudanayaashu Fadhi goluhu ku dooran-doonan jagada Gudoomiye ku xigeenka kowaad.
Sida ay shabakada Warbaahinta Xogreebnews.com u sheegeen qaar Kamid ah Xildhibanada golaha Wakiiladda. Lama ogga sababta dhabta ah ee Xildhiban Baashe ku dhiirigelisay arrinkan, hase-yeeshee Wararka laga helay ilo ku dhow dhow waxay sheegeen in Mudane Baashe ay farxad gelisay Go"aankii Maxkamaddu ku diiday inay ka garnaqdo khilaafkii natiijada doorashadii Gudoomiyaha Wakiilada ee dhex martay isagga iyo Xildhiban Cabdiraxmaan Talyanle.
Talaabadan degdega ah ee u sida lama filaanka ah Gudoomiye Baashe cawa ugu dhaqaaqay ayaa sababi kartaa isku dhac iyo gacan qaad amni darro oo golaha ku dhexmara Xildhibanada labada Musharrax kala taageersan. Sidoo kale, Xildhibana aqlabiyada goluhu ma aqoonsana Gudoomiyenimada Baashe. Waxanay talaabadani caqabad ku noqon doontaa fadhiga Berri uu ku baaqay Mudane Baashe.
La soco wixii Kasoo Kordha.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured