War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

0
Saturday August 12, 2017 - 20:53:37 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 2428
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

    War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg-deg ah: Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Ganafka ku Dhuftay Dalab Sumcadiisa dhulka Lagu Jiidi lahaa oo Faysal Cali Waraabe Dooneyey inuu Kaga Dhigto Musharrax Madaxweyne-ku-xigeen Waraabe u Taaga ah....
Hargeysa(Xogreebnews)-Siyaasi Baashe Cali Jaamac, ayaa diiday dalab uga yimi Faysal Cali Waraabe, isla markaana ganafka ku dhuftay hindise uu ugu soo bandhigay inuu u noqday Musharraxiisa Madaxweyne ku xigeenka Ucid.
Warar u dhuundaloola Faysal Cali Waraabe iyo siyaasi Baashe Cali Jaamac, ayaa sheegay in Faysal Cali Waraabe ku wargeliyey Baashe inuu ka dhiganaayo ku xigeenkiisa. Hase-yeeshe siyaasi Baashe ayaa u sheegay inaanay Marna suuro gal ahayn inuu Faysal Cali Waraabe u noqdo ku xigeenka, waxa'se uu ku wargeliyey inuu Xisbiga cid kale u dhiibo, teeda kale waxa uu baashe Cali Jaamac ku waaniyey Faysal Cali Waraabe inaanu Marna isaggu umadda soo hor istaagin.
Qorshaha Faysal Cali Waraabe ku damacsanaa inuu ku hanto siyaasiga miisanka culus ee Baashe Cali Jaamac, ayaa uu Kala kulmay Wajigabax iyo guuldaro, kaddib markii uu si cad ugu wargeliyey Baashe inaanu u qalmin musharax Faysal Cali Waraabe.
Si kastaba ha ahaatee Faysal Cali Waraabe ayaa muddo saddex blood ah daydayeey shaqsi iska sheegta musharrax Madaxweyne ku xigeenka oo kasoo jeeda Beesha gobalka Sool, hase yeeshee dhawr siyaasi oo u usoo bandhigay ayaa diiday. Xusbiga Ucid ayaa ah uu naafeeyey khilaaf. Isla markaana ka Hana qaadiwaayey Faysal Cali Waraabe.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured