Gudoomiyaha maxkabada sare ma shaqsi xusbiga kulmiye iyo xukuumadiisa gar iyo gardaraba u shaqeeya ayuu noqon doonaa mise gudomiyihii maxkabada sare ee dalka iyo dadka oo dhan u Cadaalad sameeya maxaa laga filan karaa? W/Q Mukhtaar Samatar

0
Saturday August 12, 2017 - 03:07:05 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1338
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha maxkabada sare ma shaqsi xusbiga kulmiye iyo xukuumadiisa gar iyo gardaraba u shaqeeya ayuu noqon doonaa mise gudomiyihii maxkabada sare ee dalka iyo dadka oo dhan u Cadaalad sameeya maxaa laga filan karaa? W/Q Mukhtaar Samatar

    Gudoomiyaha maxkabada sare ma shaqsi xusbiga kulmiye iyo xukuumadiisa gar iyo gardaraba u shaqeeya ayuu noqon doonaa mise gudomiyihii maxkabada sare ee dalka iyo dadka oo dhan u Cadaalad sameeya maxaa laga filan karaa? W/Q Mukhtaar Samatar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha maxkabada sare ma shaqsi xusbiga kulmiye iyo xukuumadiisa gar iyo gardaraba u shaqeeya ayuu noqon doonaa mise gudomiyihii maxkabada sare ee dalka iyo dadka oo dhan u Cadaalad sameeya maxaa laga filan karaa? W/Q Mukhtaar Samatar

39 ka xildhibaan ee doortay Craxmaan talyanle iyo 38 kale ee baashe u Codeeyayba waa xildhibaanadii baarlamaanka sharaftoodana way leeyihiin bal hadaba marka indho daacad lagu eego khilaafkooda waxaa kuu muuqanaysa inay kala yihiin garab daacadnimo ka muuqatooo doodooda iyo Cadaymahoogaba bulshadu u soo ban dhigtay si ay umada iyo Caalamkaba ugu Qanciyaan xaqiiqu sida ay tahay oo kalsooni badani ka muuqato

Halka garabka kale ee is Caleemo saaray ee baashe maxamed Cade uu xaalkoodu u muuqdo Gardaro garab og isla markaana iyagoo isku halayn weyn ka haysta xukuumada kulmiye ay diidanyihiin inay sharciga u hogaansamaan amaba ugu yaraan ba ay Qanciyaan garabka kale ee khilaafku soo kala dhexgalay iyo bulshadii soo dooratayba bal hadaba marka 39kii xildhibaan ee craxmaan talyanle doortay ay Cadaymahoogii soo bandhigeen 39kii xildhibaan iyo magacyadoodiiba waxay bulshadii somaliland is waydiinaysaa maxaa u diiday inay garabkii baashe ee kale ay iyaguna umada u soo bandhigaan Cadaymo ku filan guushooda ay baashe ugu cumaamadeen gudomiyanimada babaarlamaanka ee keenay inay xitaa kaba hadli waayaan amaba u sheegi waayaan ama umada ugu soo bandhigi waayaan inta xildhibaan ee ay baashe ugu codeeyeen iyo magacyadoodiiba hadayba run ay tahay inay baashe cod ku filan ku doorteen?

Waxay jawaabtaasi u ekaanaysaa xagayga yaa arkay Tuug wax dhacay oo saldhigii dacwadiisa la dhigay iska xaadiriya waxaan kaga baxayaa waxaa dacwadii xildhibaanada dacwoonayaa ay u gudbiyeen

maxkabada sare ee dalka markaa gudoomiyaha maxkabada sare ee dalka ayaa maanta nidaamkii dalka oo dhan khalkhal gelin kara oo hanaankeenii dawladnimo oo dhan mugdi gelin doona ama sharaftii dalka iyo cadaaladii iyo sharcigii dalkaba badbaadin doona oo maanta indhihii umada somaliland oo dhami wada eegayaanMukhtaar Samatar




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured