Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Cali Mareexan oo Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo.

0
Friday August 11, 2017 - 02:28:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1092
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Cali Mareexan oo Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo.

    Wadaamo-Goo(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo. Ugu Horeyn Maayirka Degmadda Wadaama-goo Ayaa Umahadceliyey Wasiirka Hawlaha Guud O

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wadaamo-Goo(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Xadhiga Ka Jarey Xarunta Dawladda Hoose Ee Degmadda Wadaama-Goo. Ugu Horeyn Maayirka Degmadda Wadaama-goo Ayaa Umahadceliyey Wasiirka Hawlaha Guud Oo Xadhiga Ka Jarey, Dhinaca Kalana Isagu Bixiyey Kharashka Lagu Dhisey Xaruntan Dawladda Hoose Isla Markaana Bixiyey Gaadhigi Drgmaddu Yeelan Lahayd. Wuxuuna Tilmaamay Inay Abaal Xoogan Ugu Hayaan Wasiirka Waxqabdkaa Uu Umuujiyey.

Hal-doorka Bulshada Reer Wadaama-goo Ayaa Dhinacooda Umahadceliyey Wasiir Cali Xasan Maxamed, Wuxaanay Sheegeen Inuu Uga Tilmaamanyahy Wasiiradda Kale, Shalayna Gaadhigii Degmadda Ukeenay, Maantana Udhisay Xaruntii Dawladda Hoose, Amaan Iyo Bogaadin Baddan Ayey Usoo Jeediyeen Wasiirka.
Badhsaab Ku Xigeenka Gobolka Saraar Ayaa Isna Dhinaciisa Amaan Ku Qubeeyey Wasiir Cali Xasan Maxamed. Wuxuuna Bogaadiyey Waxqabdka Uu Uqabtay Degmadda Wadaamo-Goo Iyo Dhamaan Gobolka Saraar. Waxaanu Sheegay In Xisbiga Kulmiye Waxqabad Balaadhan Ka Sameeyey Guud Ahaan Gobolka Saraar.
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Sheegay In Guul Tahay In Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo Maanta Degmo Umagacaabo Wadaamo-goo, Wuxuuna Sheegay In Xisbiga Kulmiye Dhinaca Horumarka Waxyaabo Baddan Ka Qabtay Degmaddan Ama Gobolka Saraar Oodhan.
Image may contain: 4 people, people standingImage may contain: 6 people, people standing and suitImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 8 people, people smiling, people standing, sky and outdoorImage may contain: 1 person, smilingImage may contain: 1 person, flowerImage may contain: 4 people, people standing

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured