Wasiir Cali Mareexan Oo Suuqyada Magaaladda Caynaba Kula Shaaheeyey Boqolal Shacab ah!!!

0
Friday August 11, 2017 - 00:35:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1094
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Cali Mareexan Oo Suuqyada Magaaladda Caynaba Kula Shaaheeyey Boqolal Shacab ah!!!

    Caynaba(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Shacbka Ku Dhaqan Magaaladda Ceynaba Uu Dhexmarey Kulan Shaah Iyo Kaftan Xanbaarsanaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caynaba(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Shacbka Ku Dhaqan Magaaladda Ceynaba Uu Dhexmarey Kulan Shaah Iyo Kaftan Xanbaarsanaa.
Caynaba(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo Shacbka Ku Dhaqan Magaaladda Ceynaba Uu Dhexmarey Kulan Shaah Iyo Kaftan Xanbaarsanaa.
Wasiir Cali Xasan Maxamed ayaa goobo kala duwan oo magaalada Ceynaba ku yaalla shacabka kala qaxweeyey, waxana ay si hufan oo saraaxad leh u sheekayasteen dadweynaha ku dhaqan magaalada oo si weyn usoo dhaweeyey, farxad weynna ka muujiyey sida uu Wasiirku fadhigooda ula wadaagay.
Soo dhaweynta ay shacabka ka shaaheynayey suuqyada magaalada Ceynaba, waxa ay Wasiirka kaftan iyo sheekooyin googoos ah fadhiga ku wadaageen odayaal iyo waxgarad halkaas ku sugnaa, waxana ay ka mahad celiyeen booqashada boholyowgu ka muuqdo ee uu Wasiirku shacabka kula wadaagay fadhigooda.
Badhaab ku xigeenka Gobolka Saraar, Xubno isugu jira waayeelka, xildhibaannada Degmadda Ceynaba iyo madax-dhaqameed halkaas hadallo kooban ka jeediyey, ayaa Wasiirka uga mahadnaqay sida uu shacabkiisa ugu dhex jiro, isla markaana diyaarka ugu yahay inuu xaaladahooda hoose la wadaago. Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Oo kelmado kooban kaftana iyo qaar Waano iyo wax u sheeg ah u jeediyey shacabkii ku sugnaa goobaha inaanay isla-markaana kula dardaarmay danta guud iyo inay qarankood ilaashadaan.
Image may contain: one or more people and people sittingImage may contain: 3 people, people sitting and indoorImage may contain: 3 people, people sittingImage may contain: 3 people, people smiling, people sittingImage may contain: 1 person, sittingImage may contain: 4 people, outdoor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured