"..Anigu Ma Ihi Nin Kursi Jacayl Hayo Lakiin Waxaan U Del-delanahay Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland". Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

0
Thursday August 10, 2017 - 01:02:47 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1153
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "..Anigu Ma Ihi Nin Kursi Jacayl Hayo Lakiin Waxaan U Del-delanahay Cadaaladda Jamhuuriyadda Somaliland". Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle

    Hargeysa(Xogreebnews)-Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo aha Murashaxii la tartamaayay Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo bandhigay saxeexa liiska 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay. Sidoo kale wuxuu soo bandhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle cadaynta Xi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(Xogreebnews)-Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo aha Murashaxii la tartamaayay Baashe Maxamed Faarax, ayaa soo bandhigay saxeexa liiska 39-kii Xildhibaan ee u codeeyay. Sidoo kale wuxuu soo bandhigay Xildhibaan Cabdiraxmaan Talyanle cadaynta Xildhibaan Cabdiraxmaan Hirad oo uu sheegay in aanu ahayn mid codkiisa muran la galin karo, isagoo  Xildhibaanka laftiisi qiraayo inuu u codeeyay Cabdiraxmaan Talyanle. Hoos ka DAAWO Hadalkii Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle oo dhamaystiran.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured