KENYA: Odinga Oo Ku Gacan-saydhay Natiijada Hor-dhaca Ah Oo Uu Ku Horreeyo Uhuru Kenyatta

0
Thursday August 10, 2017 - 00:54:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1111
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    KENYA: Odinga Oo Ku Gacan-saydhay Natiijada Hor-dhaca Ah Oo Uu Ku Horreeyo Uhuru Kenyatta

    Nairobi(Xogreebnews.com)-Musharaxa Madaxwaynanimada ee mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan saydhay oo diiday natiijooyinka hordhaca ah oo muujinaya in si wayn uu ugu horeeyo, Madaxwaayne Uhuru Kenyatta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi(Xogreebnews.com)-Musharaxa Madaxwaynanimada ee mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan saydhay oo diiday natiijooyinka hordhaca ah oo muujinaya in si wayn uu ugu horeeyo, Madaxwaayne Uhuru Kenyatta.
Nairobi(Xogreebnews.com)-Musharaxa Madaxwaynanimada ee mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku gacan saydhay oo diiday natiijooyinka hordhaca ah oo muujinaya in si wayn uu ugu horeeyo, Madaxwaayne Uhuru Kenyatta.
Mr Odinga ayaa saxaafadda u sheegay in natiijada ka soo baxaysa doorashada ay tahay "Mid been abuur ah”, sababtoo ah buu yidhi lama keenin dhukumantiyo cadaynaya natiijada.
Guddiga doorashada Kenya ayaa waxa ay sheegeen in boqolkiiba 91 Mr Kenyatta uu ku hoggaminayo 54.5 boqolkiiba, halka Mr Odinga uu haysto boqolkiiba 44.6.
Dad badan ayaa ka cabsi qaba in ay dalka ka dhacaan rabshado la mid ah kuwii ak dhacay 10 sano ka hor.
Muxuu ka cabanayaa Mr Odinga?
Mucaaradka ayaa natiijada la baahiyay ku tilmaamay been abuur sababtoo ah natiijada ma wehelin foomamka xarumaha codaynta ee loo yaqaano foom 34A iyo 34B.
"Waa khiy



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured