Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....

0
Wednesday August 09, 2017 - 05:25:09 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....

    Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo Bulshada Reer Caynaba Aanay u Kala Hadhin Soo Dhoweyntiisa iyo Wasiir Cali Mareexan oo u Mahadceliyey Mawjado Dad ah....
Caynaba(Xogreebnews)- Waftigii Uu Hogaaminayey Murrashax Muuse Biixi Ayaa Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Caynaba
-Dadweynaha ku dhaqan magaalada Caynaba ee caasimadda gobolka Saraar, ayaa si ballaadhan oo aan kala hadh lahayn usoo dhaweeyey wefti uu hoggaaminayo murrashaxa xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, kuwaas oo hawllo la xidhiidha wacyigelinta qaadashada kaadhadhka codbixinta ku maraya deegaanno ku yaalla bariga Somaliland.


Cuqaasha, salaadiinta, waxgaradka, aqoonayahanka, haweenka, xildhibaannada iyo dhallinyarada gobolka Saraar oo hadallo ka jeediyey madasha soo dhaweynta weftiga, ayaa ku dheeraaday waxqabadka ballaadhan ee xukuumadda KULMIYE ka geysatay guud ahaan gobolka, waxana ay shaaciyeen inay dadweynaha reer Saraareed si aan kala hadh lahayn u taageersan yihiin xisbiga KULMIYE, isla markaana ay codkooda siin doonaan murrashax Muuse Biixi Cabdi.
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Umahadceliyey Dadweynaha Soo Dhaweeyey Wuxuuna Sheegay Inay Tahay Mid Lagu Yaqaanay, Reer Ceynabo Ku Abtirsadaan Xisbiga Kulmiye Aanay Ahayn Dad Loo Soo Dhacayo.
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweyne ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dadweynaha reer Caynaba uga mahadceliyey soo dhaweynta ay ku qaabileen, waxana uu sheegay inuu maanka ku hayo xushmadda iyo qaddirta waqtiga badan qaadatay ee ay shacabku ku waabileen weftiga.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured