Wasiirradda Hawlaha Guud Iyo Ganacsiga oo si Wada-jir ah u Dhagax Dhigay Wajigii Labaad ee Dayactirka Iyo Balaadhinta Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.

0
Tuesday August 08, 2017 - 00:17:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1194
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirradda Hawlaha Guud Iyo Ganacsiga oo si Wada-jir ah u Dhagax Dhigay Wajigii Labaad ee Dayactirka Iyo Balaadhinta Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.

    Berbera(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Iyo Wasiirka Ganacsiga Ayaa Si Wada Jira U dhagax Dhigay Wajigii Labaad Ee Dayactirka Iyo Balaadhinta Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Iyo Wasiirka Ganacsiga Ayaa Si Wada Jira U dhagax Dhigay Wajigii Labaad Ee Dayactirka Iyo Balaadhinta Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.
Berbera(Xogreebnews)-Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Md. Cali Xasan Maxamed Iyo Wasiirka Ganacsiga Ayaa Si Wada Jira U dhagax Dhigay Wajigii Labaad Ee Dayactirka Iyo Balaadhinta Keydka Haamaha Shidaalka Berbera.
Haamaha Keydka Shidaalka Berbera Ayaa Dayactir Balaadhan Lagu Sameeyey Iyadoo Maanta La Bilaabay Wajigii Labaad Ee Dayactirka Haamaha Shidaalka Berbera. Ugu Horeyn Maxamuud Gahayr Maareeyaha Haamaha Shidaalka Ayaa Ka Warbixiyey In Imika Wixii Ka Danbeeyey Isku Filnaasho Laga Gaadhayo Dhinaca Haamaha Oo Aynu Yeelanayo Qaad Shidaal Oo Inagu Filan, Marka La Dhameeyana La Arki Doonin Shidaal Meel Lagu Shubo La Waayey.
Wasiirka Ganacsiga Iyo Maalgashiga Cumar Shuceyb Maxamed Ayaa Hanbalyey Maamulka Haamaha Shidaalka Iyo Company-ga Maamula, Waxaanu Soo Dhaweeyey Dayactirkan Lagu Sameynayo Qaar Cusubna Lagu Soo Kordhinayo.
Wasiirka Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Mudane Cali Xasan Maxamed Ayaa Soo Dhaweyey Korodhkan Lagu Sameynayo Haamaha Iyo Dayactirkan Kuwii Hore Qaar Kamida, Wuxuu Tilmaamay In Wiig Kahor Ahayd Markii Kuwii La Dayactirey Xadhiga Lagaga Jaray Maanta Degdeg Wajigii Labaad Loo Bilaabay.
Wasiirka Ayaa Sheegay In Shan Haamaha Kamida Ladayctiri Doono Halka Saddex Kamidna Inta Meesha Laga Saara Qaar Cusub Lagu Soo Badali Doono, Wuxuu Bogaadiyey Maamulka Haamaha Shidaalka Waxqabdka Muuqda Ee Ay La Yimaadeen.
Ugu Danbeyn Wasiirka Hawlaha Guud, Wasiirka Ganacsiga, Iyo Maamulka Hamaha Shidaalka Ayaa Si Wada Jira Heshiis Ula Saxeexday Shirkadda Ku Guuleystay Inay Mashruucan Fuliso.
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standing and beardImage may contain: sky and outdoor


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured