Dayax Madoobad Xalay Laga Arkay Somailand iyo Dalalka Geeska Africa

0
Monday August 07, 2017 - 23:11:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dayax Madoobad Xalay Laga Arkay Somailand iyo Dalalka Geeska Africa

    Dayax Madoobad Xalay Laga Arkay Somailand iyo Dalalka Geeska Africa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dayax Madoobad Xalay Laga Arkay Somailand iyo Dalalka Geeska Africa

Hargeysa(Xogreebnews)-Gobolada iyo Degmooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ka kooban tahay, ayaa Xalay laga arkay Dayax Madoobaad, kaddib markii badi muuqaalka Dayaxu isu bedelay Madow. Arrintaasoo qayb ka ah Awoodaha Ilahay gaarka u ah ee aan ciddi la wadaagin sababtooda.

Dayax Madoobadka Xalay la dareemay niskii hore ee Xalay Abbaaro 9;30-kii Habeenimo ee goor sheegta Geeska Africa, ayaa sida cadad u ah shucuubta Islaamka, waxa Salaad laga Oggay Masaakidada Magaalooyinka Somaliland, Salaadaas oo ah mid Ilahay Subxanah wa Tacala loogu muujinyo cabsi iyo khushuuc lagu adeecayo awoodihiisa gaarka ah. Geesta kale, Dayax Madoobaadka ayaa marka uu dhaco Waxay dadka qaarkood ku fasiraan sababaha uu ku yimmaado inay kamid tahay, marka wareega dhulku kala dhex-galo Meerayaasha kale, sida Dayaxa iyo Cad-ceeda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured