Abwaan Khaalid Miino oo Ka mid ahaa Masuuliyiinta Miisaanka leh ee Xisbiga Waddani Dalka Germany ayaa gabi ahaanba iska Casilay Xisbigaasi.

0
Monday August 07, 2017 - 17:37:43 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Abwaan Khaalid Miino oo Ka mid ahaa Masuuliyiinta Miisaanka leh ee Xisbiga Waddani Dalka Germany ayaa gabi ahaanba iska Casilay Xisbigaasi.

    Abwaan Khaalid Miino oo Ka mid ahaa Masuuliyiinta Miisaanka leh ee Xisbiga Waddani Dalka Germany ayaa gabi ahaanba iska Casilay Xisbigaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Abwaan Khaalid Miino oo Ka mid ahaa Masuuliyiinta Miisaanka leh ee Xisbiga Waddani Dalka Germany ayaa gabi ahaanba iska Casilay Xisbigaasi.

Germany.(Xogreebnews)-Abwaanka Da’a yar ee Gayiga Somaliland,Geeska Afrika iyo guud ahaan dhulka Soomalida dagto siweyn looga yaqaano ,ayaa shaaca ka qaaday in gabi ahaanba ka baxay Xisbiga Waddani,waxana uu Abwaan Khaalid Miino hore isaga dhiibay Xilka Xoghayaha Guud ee Dalka Germany.

Abwaan Miino ayaa Heesaha ,abaabulka, Guubaabadisii iyo waliba kaalintii mugga lahayd ee uu kaga jiray xisbiga Waddani uu si weyn u tabi doonaa gaar ahaan dalka Germany,waxana uu abwaan Miino sheegay in uu maalmaha soo socda uu Saxaafadda la hadli doono, isaga oo intaa ku ladhay in uu la tashi iyo shir doceedyo ku jira isaga iyo Xubno kale oo firfircoon oo ay isku deegaan yihiin abwaanka oo la filayo dhawaan in ay iyana iscasilaadoodaa shaaciyaan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured