Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

0
Sunday August 06, 2017 - 18:29:16 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1714
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Musharaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos YimaadaSawiro: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos YimaadaSawiro: Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhoweyn Balaadhan Kala Kulmay Degmada Laaso Dacawo Iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada

Berbera(Xogreebnews):-Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti Balaadhan Oo U Hogaaminyo ayaa Lagu Soo Dhoweyey Degmada Laaso Dacawo iyo Tuulooyinka Hoos Yimaada,Ugu Horayn Waxaa Halka Ku Soo Dhoweyey Weftiga Balaadhan Ee U Hogaaminyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Cuqaasha Iyo Waxgaradka Degmada Laasa Dacawo iyago Uga Mahadnaqay Deeganks Laasodawaco iyo Guud ahaanba Gobolka Saaxil Waxaa Halka Ka hadlay Madax fara Badan Oo Ka tirsan Xukumada iyoXisbiga Kulmiye Waxaanay Uga Mahad naqeen Soo Dhoweynta Balaadhan Ee Lagu Qaabilay Xisbiga Kulmiye, Waxaa Ugu Danbayn Mahadnaq U soo Jediyey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Soo Dhoweynta Qiimaha Leh Ee LooSameyey Waxaa Shacabka Reer SaaxilBalanUgu Qaaday In Saaxil La Mid Noqon Doonto Casimadaha Calamka Hadii Ilaahay Ku Guuleeyo Kursiga

 

imageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimageimage




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured