Daawo Sawiirada Gaadhi Ambalas ah oo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cali Mareexan ugu Deeqay Degmada Qoryaale

0
Sunday August 06, 2017 - 16:17:04 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1083
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawiirada Gaadhi Ambalas ah oo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cali Mareexan ugu Deeqay Degmada Qoryaale

    Daawo Sawiirada Gaadhi Ambalas ah oo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cali Mareexan ugu Deeqay Degmada Qoryaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Daawo Sawiirada Gaadhi Ambalas ah oo Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Gaadiidka Cali Mareexan ugu Deeqay Degmada Qoryaale

Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Gaadiidka Iyo Guryeynta Somaliland Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexan )
Ayaa Gaadhigan Ugu Deeqay Degmada Qoryaale Oo Ay Dadweynaha Degmadani Baahiweyn Uqabeen.

Wasiir Cali Marexaan Ayaa Inta Badan Ka Shaqeeyo Waxkaqabashada Baahiyaha Arimaha Bulshada Waxaanu Gaadhigani Qayb Kanoqondoono Waxqabadyo Uu Hore Wasiirka Hawlaha Guud Uu Uga Fuliyey Gobalka Togdheer Iyo Deegaanada Hoosyimaada.

halkan ka daawo Sawiirada gaadhiga...

Image may contain: car and outdoorImage may contain: car, tree, sky and outdoor




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured