Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani.

0
Wednesday August 02, 2017 - 21:39:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1033
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani.

    Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani UK.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani UK.
Gudoomiyihii East London Xisbiga Wadani oo iska Casilay Xilkii Iyo Sababaha Keenay Iscasilaada Md. Cabdixakiin Mohamud Cadaani oo ahaa Xubnaha ugu miisanka weyn Xisbiga Wadani UK. 
Waxa gebi ahaanba xilkii Gudoomiyaha East London Waddani iska Casilay Cabdixakiin Mohamud Cadaani.
Waxa sidaa ku sheegay qoraal dheer oo dhigan sidan. 
Waqad Khaas ah oo uu soo saaray Gudoomiyaha East London taas oo uu ku socodsiiyay Gudoomiyaha UK, isaga 00 14/07/2017 si toos ah ugu sheegay Gudoomiyaha Laanta UK Mudane Maxamed Cali.
Haddaba Warqadda uu u qoray 29/07/2017, oo uu Gudoomiyaha Bariga London kaga hadlayo umuurtaasi ayaa waxa ay u qornayd sidan. Ku: Gudoomiyaha Xisbiga Waddani ee Dalka UK.
 Ku: Gudoomiyaha  UK ee Xisbiga Waddani
Ujeeddo: Soo Gudbin Xil-katagis.
Mudane Gudoomiye sidii aan hore kuula socodsiiyay 14/07/2017 Maalintii aynu ku kulanay Bariga Maagalada Lodon, kulankaas oo uu inagu wahelinayay Gudoomiyaha Magaalada London,Mudane Faysal Guuleed,Maalintaa Gudoomiye waxa aan si saraaxadleh oo niyadsaaman ah kuula socodsiiyay inaanan sii wadi Karin Xilka Gudoomiyenimo ee Laanta Bariga London ,aniga oo isla Maalintaa kaa codsaday inaad Laantii cid iga firaaqo roon usoo magacawdo.
Mudane Gudoomiye Arinkaa Maalintaa Waad ila qaadatay waanad iga aqbashay codsigayga  waxana aad iisoo jeedisay,inaad Xil ka duwan ka Gudoomiyaha Laanta Bariga London aad iisoo magaacabayso,adiga oo waliba intaa ku ladhay in uu xilkaasi noqon doono mid aan hawlahayga gaar ahaaneed aan ka qabsan karo.
Waxa aan Gudoomiye halkan kuugu soo gudbinayaa inaanan diyaar u ahayn wax xil ah inaan qabto,waxana aan kaa codsanayaa in aad Guddidaada Fulinta iyo Dhamaan Xubnaha UK aad ku wargaliso inaanan Taariirkhdaa kor xusan wixii ka danbeeyay aanan ahayn Gudoomiyaha  Laanta Bariga  London


Gudoomiye Waan awoodi karayay inaan Fariinta kusaabsan Xil-katagistayda kusoo mariyo baraha Watup-ka Waddani fariimaha isugu gudbiyo,balse dhaqanka noocaas ahi aniga waxa uu ila muuqday mid laga wanaagsanyahay.
Allaah Mahadleh.
Cabdixakiim Maxamuud C/raxmaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured